|
HAMBALYO MEHER GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
Hibaaq
Cumar Suldaan Cabdiraxmaan
Cali Xaaji iyo Xaaskiisa Samsam Maxamed iyo Mustafe Abshir waxay dhamaant ood si wada jir ah salaan iyo bogaadin iyo hambalyo u dirayaan caruuska Maxamed Aw Jaamac Muumin iyo Caruusada Hibaaq Cumar Suldaan Cadbiraxm aan. Waxaanu ilaahay idiinka baryeynaa inuu guurkiinu noqdo kii bashbash barwaa qo iyo ubad khayr qaba aad ka heshaan aamiin.
Hibaaq Cumar Suldaan
Cabdiraxmaan
|