|
HAMBALYO MEHER GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
Hibaaq
Cumar Suldaan Cabdiraxman
Waxaananu leenahay ku
gaadha bashbash ,barwaaaqo iyo
badhaadhe guurkii na reerkii
lagu nastee lagu nagaadana Allah ha idinka yeelo. Aamiin Aamiin Aamiin
Hibaaq Cumar
Suldaan
Cabdiraxman
By:Maxamed Cabdiraxmaan Dagaal
|