HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Nafiisa Xuseen Maxamed Mire     &

 Saleebaan Maxamed Siciid Ducaale
(
Dahabshiil )
 

 

 

Shabakadda Somalilandembassy.com , waxay Hambalyo iyo Bogaadin Hawada Usoo Marinaysaa Meherka Boqoradda Nafiisa Xuseen Maxamed Mire Iyo  Boqo rka Saleebaan Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Burco.

 


Waxaan Leeyahay Noqda Lamaanihii Aqalkooda
Ku Gaadha Bash-Bash iyo  Bar waaqo Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin.
 

Nafiisa Xuseen Maxamed Mire

Saleebaan Maxamed Siciid  

 



   Nafiisa Xuseen Maxamed Mire

                      

   Saleebaan Maxamed Siciid   

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 
By: Cadnaan Xasan Ducaale