HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

Dr.Maxamed Yuusuf Aw Cali (Culimo)   &

 Ugbaad Deeq Cabdi

 

 


Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng.Maxamed Cali Muse,ka dhammaan hawl wa deenada shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN  ,ee ku ka la sugan dunida dacaladeededa,  waxaanu hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa, Boqorka iyo Boqoradda, Dr.Maxamed Yuusuf Aw Cali (Culimo)  iyo Ugbaad Dee q Cabdi , oo meherkoodu  bishan January 2nd , 2010 , ka dhacay Hotel Maanso or ee magaala madaxda  Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

Waxaanu Allaha weyn uga baryeynaa , inuu gurigooda ka yeelo  kii lagu  nagaa do,lagu badhaadho,nolol wanaagsan, bash bash , barwaaqo,ubad kheyr qabana siiyo , oo dadkooda ,dalkooda iyo diintoodaba anfaca , Aamiin Aamiin Aamin.




 

-

Dr.Maxamed Yuusuf Aw Cali

Ugbaad Deeq Cabdi

 



   Dr.Maxamed Yuusuf Aw Cali

                      

   Ugbaad Deeq Cabdi

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 


 

Timacade News Network TNN