|
HAMBALYO
MEHER
GACAL IYO SOKEEYABA
GUURKIINA LAGU FARAX

      
Isaxaaq Cabdi Guuleed
&

Faadumo
xandule warsame

      

      
1-Axmed aw cabdilaahi khaliif
2-maxamed saciid ducaale
3-maxamed maxamuud xuseen
(Bajaaje)
4-gahayr aadan gamadiid
5-cabdifataax xuseen Axmed
(Qoordheer)
6-saleebaan khayre xassan
      
7-cali maxamuud kaahiye
(Cali King)
8-Awal Ahmed Hassan
9-cumar Axmed jimcaale
10- cabdi shakuur yuusuf
11-cabdi yousuf nuur
      
Dhamaan dadkaas oo ku nool
magaalada kajaani
ee wadanka Finland
waxay hambalyo iyo
bogaadin hawada umarinayaan lamaanaha
Isaxaaq Cabdi Guuleed

Faadumo xandule warsame
      
oo meherkoodu kadhacay caasimada somaliland ee
Hargaysa ,18.07.09.Waxaa
nu leenahay noqda qoyskii isku waara ubad khayr qabana kala hela
meherkiinana kugaadha aroos khayr leh
Aamiin
Aamiin
Aamiin
      
Isaxaaq
Cabdi Guuleed
Faadumo
xandule warsame 
      



      
By:Awal Ahmed Khaliif
|