HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

Cumar Maxamed Xoore   &

 

  Samiira Xaaji Cumar Askar

 

 

 

       

Anago kala ah :

-Cabdi Cabdillahi Jire iyo Xaaskiisa
-Xasan Maxamed Xoore (
Xasan Xoog )
-Maxamuud Maxamed Xoore (
Camuudo ) iyo Xaaskiisa
-Engineer Maxamed Cali Muse iyo Xaaskiisa

 


-Engineer Maxamuud Maxamed Bidde iyo Xaaskiisa
-Cabdillahi Xaaji Cabdi Camir (
Xalaal )
-Sahra Cabdi Askar
-Nuura Cabdi Askar

 


-Farxiya Ismaciil Askar
-Faarax Maxamuud Askar
-Fawsi Feero Askar
-Layla Xasan Yaasiin

 


-Xasan Jaamac Yaasiin
-Ayaan Maxamed Ismaaciil
-Samsam Cawad
-Samira Ismaaciil Abaqaal
 


Waxaanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa:



   Cumar Maxamed Xoore

 

                      

   Samiira Xaaji Cumar Asker

 

 

 

oo arooskoodu ka dhacay  caasimadda dalka Ingiriiska ee London.Waxaan ilaa hay uga baryaynaa,  inuu gurigooda ka yeelo kii lagu badhaadho, bash bash iyo barwaaqana ku waaraan,ilaahayna ubad kher qaba oo dalkooda,dadkooda iyo diitoodaba anfaca kala siiyo.

 

 

 

AAMIIN                         AAMIIN                       AAMIIN