HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

Loodoon Jamac Xasan   &

 

  Iman Ibrahim Maxamed

 

 

 

Waxan tahniyad iyo hambalyo u soo diraynaa Arooska iyo Aroosada :
Loodoon Jamac Xasan iyo Iman Ibrahim Maxamed oo Arooskoodu ka dhacay June 28/09 Magaalada Ottawa ee dalka Canada.Waxan dhammaantayo u rajaynayaa in uu Eebbe ka dhigo guurkii lagu nasto ee lagu nagaado. Hambalyo Aamiin. Aamiin .......


1. Maxamed Cabdillahi Nuur iyo Xaaskiisa
2. Sulub Cali Amaan iyo Xaaskiisa
3. Mukhtar Cabdillahi Nuur iyo Xaaskiisa
4. Kenadiid Cali Amaan iyo Xaaskiisa
5. Abshir Nuur iyo Xaaskiisa

6.Sh Maxamed Seed iyo Xaaskiisa
7. Muxumed Xersi Xasan iyo Xaaskiisa
8. Xuseen Cali Aman iyo Xaaskiisa
9. Maxamed Saleebaan Daa'uud iyo Xaaskiisa
10.Maxamed Cali Muuse iyo Xaaskiisa

11. Ismail Osman Xasan
12. Axmed Cali Ileeye iyo Xaaskiisa
13. Jamaal Maxamed Muse iyo Xaaskiisa
14. Maxamed Muxumed Liiban
15. Maxamuud Cali Abu Shanab

16. Xasan Abu Shanab " Xasan Burco"
17. Maxamed Macalin cumar iyo Xaaskiisa
18. Cabdi Xuseen
19. Cismaan Cabdillahi baytari

 



   Loodoon Jamac Xasan

 

                      

   Iman Ibrahim Maxamed

 

 

 

 

 

                                                             

                                                                                             

 

By: Eng Maxamed Cabdillahi Nuur