HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  MEHERKIINA LAGU FARAX

 

CABDI-KARIM JAAMAC ALLEL  &

 

  HIBAAQ MAXAMED YUUSUF BUUX

 

 

 

       

1.Abdirahman Ibrahim Bouh Iyo Xaaskiisa Amran Ahmed Hussein Kooshin

2.Guleed Abdirahman Ibrahim

3.Hibo Abdirahman Ibrahim

4.Huda Abdirahman Ibrahim

5.Awale Abdrahman Ibrahim

6.Libaan Abdirahman Ibrahim

7.Jibril Ali iyo Xaaskiisa

8.Hassan Mohamoud Iyo Xaaskiisa Aamina Aw Jama Muumin

9.Wasiir Xirsi Aw Abdi Iyo Xaaskiisa

10.Abdi Hussein Dahir Iyo Xaakiisa

 

oo dhamaan kala jooga England , Hargeisa , Gabiley  Iyo Togwajaaleh,Waxaan  hanbalyo iyo duco aan la soo koobi karin u diraynaa, Abdikarim Jama Alleel iyo Hibaaq Mohamed Yuusuf Booh oo meher koodu ka dhacay Holland{Dodarecht} todobaadkan aan ku jiro.

 

Waxan eebbe uga baryeynaa inuu ka dhigo kuwii bashbash,barwaaqo iyo ubad khayr qaba kala hela noqdaan.

 

 

 

 

 

  CABDI-KARIM JAAMAC ALLEL

 

                      

   HIBAAQ MAXAMED YUUSUF BUUX

 

 

 

 

 

 

AAMIIN                         AAMIIN                       AAMIIN

 

 

                                                             

                                                            

 

 

                                        By: Abdirahman Bouh