HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

Cabdiraxman Yuusuf Kaahin   &

   Shugri Xasan Ciise

 

 

 

-Aabo yuusuf Kaahin Jaamac
-Hooyo Aamina Maxamuud faahiye
-Maxamed yuusuf kaahin
-Axmed yuusuf kaahin
-Siciid yuusuf Kaahin
-Safiya yuusuf Kaahin
-Nimco yuusuf Kaahin
-Samsam yuusuf Kaahin


-Hooyo Basra Caydiid Muxumed
-Saleebaan Xasan Ciise
-Maxamuud Xasan Ciise
-Foosiya Xasan Ciise
-Ifraax Xasan Ciise
-Faysa Xasan Ciise


-C/khadar Cilmi C/laahi
-C/laahi Cali Diiriye
-Maxamed Jimcaale khaliif
-Axmed yaasiin Maxamed Xasan
-Axmed-yasiin Aadan Faahiye


-Muxiyadiin Daahir C/laahi (Ganey)
-Yaxye Jimcaale Khaliif (Yaxye JVC)
-Maxamed Haaruun Cumar
-Ismaaciil Aadan Nuur (Hindi)
-Yuusuf Maxamed Ibraahin


-Maxamed Faarax Shardi
-Mustafe C/kariin Cali
-Axmed Sh.nuur Ducaale
-Nimcaan Dheeg Ibraahin
-Khadar Maxamed Warsame (Ajex) iyo Xaaskiisa


Dhamaan Dadkaasi oo kala jooga dalka Gudihiisa iyo dibadiisaba waxay,  Hanb alyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karayn hawada umarinayaan
C/raxmaan Yuusuf kaahin iyo Shugri Xasan Ciise oo arooskoodu ka dhacay 09/07/09 magaalada Gabiley waxaanay leeyihiin noqda labadii isku waara, isku raaga, isku raaxaysta, ubad khayr qabana kala hela Aamiin ,Aamiin.
 




   Cabdiraxman Yuusuf Kaahin

 

                      

   Shugri Xasan Ciise

 

 

 

 

AAMIIN                         AAMIIN                       AAMIIN

 

 

 

                                                             

                                                                                             

 

By: Mustafe  Future