HANBALYO MEHER

 

 


Waxay dhamaan dadkani halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi kareyn iyo duca ba uga dirayaa YUSUF QALIB CABSIYE iyo KAWSAR CABDALE AW ADAN oo meharkooday ka dhacay maan ta dagmada CEELAFWEYN , tariikhdu 2/6/2011.

 

Waxan lamaanahaasi ilaahey uga baryaynaa inuu aqal galkooda bash bash iyo barwaaqo ku gaadh siiyo. Allaha ha idinka dhigo labadii isku waara ubad khayr qaba kalahela gacal iyo xigaalaba Guurkii na lagu farax,



jama artan jama (muxubi)
jamal muxuyadiin
abdisamad ali awale
omar xasan adan
maxamuud axmed cali
abdifatah hashi xasan
khalid ahmed awl
abdikariin cali cabdi
abdishakuur maxamuud jama
adel abdirahman
bashiir ahmed kaliil
adan xasan sheekh
xamse adan x. diriye
mukhtaar axmed yasiin
salebaan muse saaxil
abdirahman mahamoud shire
maxamed cabdi jama
abdirashiid siciid sulub
asad axmed cumar
abdicasiis maxamed (cirro)
khalid hashi
abdifatah arab.
abdiqadir maxmuud jibriil



Waxay dhamaan dadkani halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi kareyn iyo duca ba uga dirayaa YUSUF QALIB CABSIYE iyo KAWSAR CABDALE AW ADAN oo meharkooday ka dhacay maa nta dagmada CEELAFWEYN tariikhdu 2/6/2011, waxan lamaanahaasi ilaahey uga baryaynaa inuu aqal galkooda bash bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo. Allaha ha idinka dhigo labadii isku waara uba d khayr qaba kalahela gacal iyo xigaalaba Guurkiina lagu farax,

 

 

 



By: Jama Artan Jama