HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA LAGU FARAX

 

Maxamed C/laahi Aw yuusuf  &

 Raxma C/kariin Cali Buux

 

 

 

       

-Aabo C/kariin Cali Buux
-Hooyo Caasha Axmed Sugaal
-Mustafe C/kariin Cali (Mustafe-Future)iyo Xaaskiisa
-Maxamed C/kariin Cali iyo Xaaskiisa
-Ismaaciil C/kariin Cali iyo Xaaskiisa
-Muxiyadiin C/kariin Cali
-Yuusuf C/kariin Cali
-Sacad C/kariin Cali
-Hodan C/kariin Cali
-Khaalid C/kariin Cali
-Amiira C/kariin Cali
-Asma C/kariin Cali

-Adeero Axmed Cali Buux iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
-Adeero Abiib Cali Buux iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
-Carab Cali Buux iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
-Eedo Hibo Cali Buux iyo Odaygeeda iyo Caruurteeda
-Abtiyo Xasan Axmed Sugaal iyo Caruurtiisa
-Saxardiid Axmed Sugaal iyo Xaaskiisa
-Rashiid Axmed Sugaal iyo Xaaskiisa
-Abtiyo Xasan Cabdi Madar


-Habo Yurub Axmed Sugaal
-Habo Saynab Axmed Sugaal
-Habo Aamina Cabdi Madar
-Habo Nimco Cali Ibraahin Iyo Caruurteeda
-Habo Hinda Muxumed yare iyo Caruurteeda
-Faysa C/risaaq Sh.Aadan iyo Odaygeeda
-Dhamaan reer Cali Ibraahin

-Dhamaan Reer Maxamuud Cumar(Gadhle)
-Dhamaan Reer C/risaaq Sh.Aadan
-Dhamaan Ilma Maxamed Adan C/laahi
-Reer Muxumed Xuseen Xaddi
-Reer Muuse Ismaaciil Guuleed
-Dhamaan Reer Sh.Axmed-Yaasiin Sh.Cali
-Reer Maxamed Muuse Bookh
-Reer Maxamed Axmed Ciisood
-Faadumo Aw aadan
 


-Dhamaan reer Cali Goodhi
-Ilama Sh.Ismaaciil Aadan Axmed
-C/qani mataan
-Iyo Dhamaan Reer Cali Buux
-Ayeeyo Sahra Macalin

                                                                                                                                                 

Waxay hanbalyo & bogaadin u dirayaan Arooska & Aroosadda:

 

 

  Maxamed  C/laahi  Aw  yuusuf

                      

   Raxma  C/kariin  Cali  Buux

 

 

OO  MAALINTII SABTIDA , NOVEMBER  08  2008 , KU  AQAL GALAY MAGAALADA :

 

 

                                                         TOG-WAJAALE   EE  WADDANKA SOMALILAND

 

 

 

Waxaanan dhammaantayo Ilaahay uga baryaynaa In guurkoodu noqdo kii lagu nagaado , ee lagu badhaadho ee bash bash & barwaaqo kala kulmaan , Ilaaheyna ubad kheyr qaba kala siiyo.


 

 

 

AAMIIN  AAMIIN  AAMIIN

 

                                                             

                                                            

 

 

 

                                          By: Mustafe C/kariin Cali (Mustafe-Future) iyo Xaaskiisa