HAMBALYO KUSOCOTA MAHAMED FARAH
 

 



Anaga oo ah Haween waynaha ka soo jeeda Gobolka Gabilay ee ku dhaqan uk gaar ahaan Cardiff ,waxaan u hambalyo aan lasoo koobi karayn u diraynaa Mahamed Farah, anaga oo farxada la qaybsanayna ,waxaan leenahay guusha aad gaadhay waa mid aad u soo hoysa y wadankaaga somaliland, dadkaaga iyo Gobolkaaga ilaahay ayaa guusha ku gaadhsiiyay adiguna waad dadaashay ilaahayna ha kugu garab galo guushaadaa aamiin.