Hayadda samo falka ee Tog-wajaale Foundation, oo tacsi u dir tay Weriye Axmed Xasan Cawke iyo ehelkii  marxum Xasan Warsame Seed

 

 

Hargeysa (TNN)-Hay'adda samo falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF), ayaa tacsi tiiraanyo leh u dir tay Weriyaha ruug cadaaga ee Axmed Xasan Cawke iyo walaashii Canab Xasan Cawke, oo Hooyadoo d,marxuuma Caasha Xirsi Mixile, Hargeysa ku geeriyootay. Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu marx uumada Janno Fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteena samir & iimaan innaga siiyo.

 

Sidoo kale,Hay'adda samo falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF), waxay tacsi tiiraanyo leh u dirtay ehelkii & qaraabadii uu ka baxay marxuum Xasan Warsame Seed  ,oo Hargeysa ku geeriyooday.Wa xaan ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumka Janno Fardawsa ka waraabiyo,dhammaanteena samir & iimaan innaga siiyo.

 

 


Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland