OGEYSIIS: JAALIYADDA SOMALILAND EE FINLAND

 

 

Xildhibaan Nasir X. Cali Shire kana mid ah Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Jaamacadda Golis ee Berbera ayaa kulan xogwaran dhinacyo bad an ah la yeelan doona Jaaliyadda.
Kulanka waxaa lagu qabanyaa:

Cinwaanka: Nokiantie 2-3,3krs, Helsinki

Waqtiga : 25.08.2013
Maalinta: Axadda
Saacdda: 4ta ilaa 7da Galabnimo
Tel. + 358 9 7537746



Mahadsanidin
Guddiga Jaaliyadda Somaliland ee Finland