Haddaanu nahay Jahliyadda Jamhuriyadda Somaliland ee Dalka Holland

 


waxan hambalyo iyo guubaabinba halkan uga dieynaa oradyahanka caanka ah ee reer somalila nd una orda dalka boqortooyada ingiriiska{Mo Farah} guushii uu ka soo hooyey maanta{11/08 /2012} olympishe spelen in Lodon}oradka shanta kun kuna guuleystay biladii labaad oo dahab ah waxanu leenahay hambalyo ilaahay hakuugu sii wada guulahaa isdaba jooga ah weligaa gu uleyso

 

 


Jahliyadda Somaliland ee dalka Holland