Marxuum Saleebaan Qalinle

 

 


Dhamaan Dadkan hoos kuxusan iyo gebi ahaanba Jaaliyada Somaliland ee Dalka Germany wa xay halkan ka tacsiyadeynayaan Eheladii,Qaraabadii,Asxaabtii iyo dhamaan Umada JSL-ba  Ge eridii naxdinta lahayd ee kutimi Rabbi Naxariistii Janno Fardawsa haka waraabiyee Saleebaan Qalinle oo maalintii Arbacadii kugeeryoodey Magaalada Nürenberg ee Gobolka Bayern/Germany.

Waxaanu marxuunka urajeynaynaa in Ilaahay Qabriga unuuro dembigiisana dhaafo innana ino oga daba naxariisto,dhamaanteena samir iyo iimaan Eebe inaga siiyo, Aamiin, Aamiin, Aamiin




1.M/ed Xassan Ducaale
2.Axmed Xaaji Nuur
3.Siciid Axmed Xudur
4.Xaaji Cumar Ciise Liibaan
5.Ibraahim Nuur
6.Cumar C/Kariim Xirsi (Xaaxi)
7.Keenadiid Afxakame
8.Cabdi Jabuuti
9.Mukhtaar Cali
10.Axmed Ducaale (Laaleys)
11.Gargaar Axmed Xirsi (Gaagiriin)
12.Aadan Faarax (Aadan Cade)
13.Xaaji Maxamed Suleymaan
14.Hersi Osman
15.Ciise Aw Maxamuud
16.Aadan C/laahi Hanfi (Suldaanka)
17.Sheekh Ibraahim
18.Xassan Bul-bul
19.Ibraahim Masmas (Cabdi Burco)
20.Faysal C/Laahi Giire
21.Cabdi/Rasaaq (Dhukur)
22.Xassan Kabaydhe
23.Salaad Jaamac Galaydh
24.Mustafe Cunaaye
25.Xaamud C/Laahi Cabdale (Xaamud Gebiley)
26:Siciid Boodadheere
27:Maxamuud Axmed Qaalib (Klabaydh)
28.Yuusuf Ismaaciil.
29.Cali Suldaan (Cali Wajaale)
30.C/laahi Liibaan (C/laahi Maaynis)
26.Cali Ibraahim
27.Sheekh Maxamuud
28.Aadan Hanfi
29Ibraahim Faarax Cali (Joorj)
30.Siciid Cali Faras iyo Qoyskiisa
31.Axmed Nuur Guuleed iyo Qoyskiisa
32.Maxamed Xoogsade iyo Qoyskiisa
33.Aamina M/ed (Aamina Ceerigaabo)
34.Siciid Dakhare iyo Qoyskiisa
35.Xaaji Maxamed Suleymaan
36.Daahir Warsame Yuusuf iyo Qoyskiisa
37.Cabdi/Rasaaq (Dhukur) iyo Qoyskiisa
38.Sheekh Maxamuud iyo Qoyskiisa
39.Mukhtaar Ismaaciil Maxamed
40.Cali Sheekh Ibraahim
41.C/Raxmaan Axmed
42.Muna Sheekh Axmed Suldaan
43.Cali Sheekh Axmed Suldaan
44.Axmed Yaasiin Sugule Xaabsey



 


Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun..
Jaaliyada Somaliland ee Dalka Germany.
Somalilandverein@yahoo.de