Guddoomiyaha Bangiga Caalamiga ah ee Citibank,laantiisa Dalka Tanzania,Jamaal Cali Xuseen , oo tacsi u diraya marxuum Axmed Cali Haaruun "Dararamle"



Jamaal Cali Xuseen



Dar es Salaam,Tanzania (TNN)-Waxaan halkan Tacsi gaar ah u dirayaa qoyskii, qaraabadii, asxaabtii, iyo  dham aan ummadda Af Soomaaliga ku hadasha geeridii ku timid Fanaanka WEYN ee Axmed Cali Haaruun "Dararamle" oo ahaa Fanaan weyn oo taariikh ku leh Ummadda ku hadasha Af-Soomaaliga. Wuxuu ahaa hormuudkii Fanka ee hobalada waaberi. Wuxuu aad caan ugu ahaa tumista heesaha  qar aamiga, iyo cuudka oo uu tumi jiray. Wuxuu ahaa shakhsi aad u naxariis badan oo u af gaaban, wana agna u dhashay.

Wuxuu ku geeriyooday magaalada London oo intaanu dhiman aanu dhakhtarka ugu tegnay aniga, Ab waan Cali Seenyo, iyo Abwaan Maxamed Aadan Dacar habeen habeenada ka mid ah. Ilaahay  naxar iistii jannadii ha ka wa raabiyo isaga iyo hooyadii Faadumo Cabdi Yeey oo aanu jaar ku aahan jirnay m agaalada Hargeysa.

Qoyskiisa iyo ehelkiisa iyo dhammaan ummadda Af-Soomaaliga ku hadashaba ee uu marxuunku ka  ba xayba wa xaan leeyahay samir iyo iimaan. Isagana Ilaahay naxariistii jannadii ha ka waraabiyo.


 



Jamaal Cali Xuseen
Dar es Salaam, Tanzania