BARNAAMIJKA WAXBARASHADA EE TIMACADE NEWS NETWORK TNN

 

 

"Anagu waxaan door bidaynaa inay laba magac kala yeeshaan Jaamacada iyo Dugsiga sare ee Timacadde, si aanay Documents ka  ardaydu khal khal u galin," Maxamed Maxamuud Aw Saleeb aan.

 

Gabiley (TNN)-Maamulaha Dugsiga Sare ee Timacadde , Maxamed Maxamuud Aw Saleebaan (Aws) ,  oo waraysi khaas ah siiyay Shabakada Caalamiga ah ee Timacade News Network (TNN).

Wareysigaasi oo dhinacyo badan taabanaya , waxaa inoo soo qaaday madaxa Baraamijyada ee TNN, weriye Nimco Muxumed Ibrahim, waxaana isku soo dubariday, Mustafe Cabdikariim Cali (Mustafe Future) iyo C/rixiin Axmed Carab (Daalacayn).