D H A Q A N


Maansadan waxa tiriyay Abwaanka  da'da yar ee  reer Burco , oo magicisa la yidhaahdo Mustafe Xaaji Axmed diiriye

 

 

 

*Saaxiib bacoodooy
*Saba daad ku nooshiyo
*Sayd kii dad keeniyo
*Suugaan tii dal keeniyo
*Seeri hii kal gacal kee
*Lasi yaaran jiriyo
*Hide heenii suubanaa
*Ilaa saban ka maanta
*Maxaa looga haajiray?
*Adigaa sifayn jiraye
*Sabab tuna maxay tahay?

******

*Dhaqan koo la saydhiyo
*Sur waal koo la jiidiyo
*Timahoo kala sareeyiyo
*Garba saar too la tuuraa
*Mahidi hii suu banaabaa?
*Waa su,aal jawaab leh
*Bal hada sifee saaxiib

******

*Inan too suuqa wareeg tiyo
*Wiil koo surin is taagiyo
*Sodo hohoo qayila
*Soomaali ba dhamaan teed
*Miyaa lagu sifayn jiray?
*Waa su,aal jawaab lehe
*Bal hada sifee saaxiib?

******

*Dhaqan keenii Suubanaa
*Sulug weeye maan too
*Cidi suubin maysee
*Samad iyo suluf baa dhacaayee
*Sidee xaal ku yahya?


******

*Sideedaba aduun yadu
*Daqan soo jireeniyo
*Taariikh ku solay say
*Soo wada mareenoo
*Sife heeduna wuxuu yahay

******

*May saydhin saaxiib
*Hido hoodii subanayoo
*Sacabaday ku sitaane
*Ku su,aalay adigee
*Sidee xaal ku yahay?

******

*Hadal waa san gaabtee
*Waxba yaan sudh naanine
*Hadaan sidii saynle Aar
*Socod libaax leeyo saakaba
*Soona af meero maansada

******


*Suu naaridii gamaaniyo
*Sangihii dhufaa naaye
*Laga ilaashay Saxar kee
*Lagu gali jiray sad caalada
*Saban kanaynu joono

******

*Saamigay laahaa yeeniyo
*Sum cady mud naayeen
*Waa lagala ma Suugee
*Xaguu saaka yaalaa?
*Waa su,aal jawab lahe
*Bal hada sifee saaxiib?

 

 




Sharaxa erayada:

sulug= waa madawga aan waxba ka madoo bayn
suluf& samad=waa ku layal
suunaari=nooca ugu wanaagsan gamaanka
ma suug=lagala bakhaylim,loo diidis

 

 

Mustafe Xaaji Axmed diiriye