Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Somaliland,mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo safka hore kaga jira Ma daxweynayaasha Afrika ee ka  qayb galay aaskii Raiisal Wasaarihii Dalka Ethiopia Meles Zenawi

 

 

 

Sep 2nd , 2012

 

Ka bilaw dhainaca bidix:

 

Madaxweynaha Konfur Afrika- Jacob Zuma
Madaxweynaha Somaliland- Ahmed Mohamed Mohamud (Siilanyo)
Madaxweynaha Tanzania - Jakaya Kikwete
Madaxweynaha Kenya - Emilio Mwai Kibaki
Madaxweynaha Jabouti - Ismail Omar Geele
Madaxweynaha Sudan -Omar Al Bashiir
Madaxweynaha Benin -  Dr. Thomas Yayi Boni