waxaan hambalyo &
mahadnaq u dirayaa dhamaan hawl wadeenada websetyada wararka
madaxa bana an ee reer somaliland &
wariyayaashooda
anigoo ah ,<barkhad xaaji cabdi
mr gaboye>waxaan hambalyo & mahadnaq u dirayaa dhamaan ,hawlwadeenada
websetyada wararka madaxa banaan ee reer somaliland &
wariyayaashooda meelkasta oo ay ka la joogaan, gaar ahan waxaan si
toosa salaan hambalyo & mahadn aqba u dirayaa ,bahda maamulka
shabakadaha & tafatirayashooda wararka ,anigoo uga mahadnaqaaya
siddii ay iigu soo wada dhaweeyeen ee xushmada & qadariinta mudneyd
ee ay iigu tix galinaayeen doodaheygii & maqaaladii aan markastaba u
diraayey ee ay iigu soo bandhigayeen akhristayaasha sharafta &
qadariinta umadan ee dunida dacaladeeda kala jooga ,
waxaanan marnaba ilabeynin oo buugeyga xusuusta baal dahabiya kaga
jira ,qaarka mida ,mamulayasha shabakadaha & akhristayasha ,sida
gaarka ah aanu xiriirka leehnahey,ee igu taageersan iguna dhiiri
galiya had & jeer inaan wado halganka & doodaha aan kaga hadlo ,dulmiga
& heyb-sooca ,lagu hayo beesha aan ka soo jeedo ee ah muwaadiniinta
beelaha gabooye ee reer somaliland ,
waxaan mudo badan hibanaayey qalbigeyguna ku hamiyi jirey siddii aan
u sameeyn laha xarun warbaahineed ,sida ,xaruun radio, xaruun tv,
ama xaruun webset ah ,taasoo aan aaminsanahey haddii sadexdaas mid
uun la helilahaa oo ay si toosa ugu kulmaan walalaha reer somaliland
,hadey tahey , kuwa ,dulmiga tirsanaya & kuwa laga tirsanayo, aqoon
yahankooda & waxgaradkoodaba oo ay kulamo dooda yeelan lahayeen ,
had & jeerna ,leysku dhaafsado ,rayiga ,fikirka caafimadka qaba,
iney waxbadani isbadali lahayeen ,waxkasta oo lakala tirsadana xal
loohelilaa,
hadaba nasiib wanaag,hadafkeygii & riyadeydii aan ku hamiyijirey
mudada dheer oo maanta ii rumoobey kuna guuleystey inaan furo
xaruuntii u horeysey ,oo webset warbaahin ah ,taasoo aan ku soo
dhaweynayoo dhamaan , walalaheyga ,reer somaliland uguna
bushareynayo ,inuu websetkan(www.gabooyenews.com) ka mid yahey
websetyada reer somaliland , xaqna ay u leehyihiin in ay fikirkooda
& rayigooda isku weydaarsadan ,,qofkastana waxaan ugu baqaya
walalayal gacmo furaan ku soo dhawada,
hadaba intaas oo araara ama aragtideydas aan soo bandhigey waxaan
uga danleeyahey , farxada hamigeyga & guusha aan hada ka garey
waxaan mudo hibanayey ,iney qeybweyn kuleehyihiin ,heerkaasna aan ku
gaarey ,dhiiri galintii & kalsoonidii ay markastaba ila garab
tagnayen ,qar kamida mamulayasha websetyada reer soamliland &
akhristayasha sida tooska iila soo xiriirayey,ee ii muujinayey
taageerada hiil & dhiirigaliinta laheyd , dhamaantoodna waan uga
wada mahadnaqayaa ,waxaan si gaara ugu mahadnaqayaa oo aan hambalyo
xushmad & qadariin mudan u dirayaa ,bahda ,maamulka shabakada
websetyada ay kamid yihiin ,
1: maamulka shabakada: hadhwanaagnews.com(mudane ,axmednaasir
jibriil farax)
2:maamulka
shabakada:farshaxan,(mudane,fu aad sheekh abubakar,
3:maamulka,shabakada,somalilandinfo(mudane ,cabdirashiid jibriil
faarax)
4:maamulka shabakada:
togaherernews.com,& wariyayashooda meelakstab,
5:maamulka shabakada:oodweynews.com,&wariyayashooda meelaksatba,
6:maamulka shabakada:sdwo.com,&
wariyayaashooda meelakstab,
7:maamulka
shabakada:halgenews.com,& wariyayashooda meelkastaba ,
8:maamulka
shabakada:hormoodnews.com,&wariyayaashoda meelkastaba ,
9:maamulka
shabakada:longlivesomaliland.com,&wariyayaashoda meelkasta ba,
10:maamulka
shabakada:salaxleynews.com,&wariyeyaashado meelasta ayjoogan,
11:maamulka shabakada :somalilandedu.com,&wariyayashoda
melkasta ayjoogan,
12:maamulka shabakada:gabiley.net,&
waraiyayaashooda meelkasta oo ay joogan,
waxaan ka cudurdaaranayaa walalaheyga maamulka ee aanan magacyad
ooda soo qoriin inaaney xumaan iiga qadan balse aanan aqoon ,magacya
dooda ,waxanan ka codsanaya iney iayagu ku daraan magacyadooda , &
inta kale ee aanan halkan ku soo koobinkariina waaan u mahadnaqaya
ee kamida websetyada reer somaliland, dhamaan tiina marlabaad waad
ku mahadsantihiin walalayal ,
waanan idiiinku mahadnaqaya ,kaalinka aad ka qaadateen halganka
doodaheyga & guusha aan ku garey ,furiista websetkan cusub ,ee
gabooyenews.com,waxaanan inoo wada rajeynaya xiriir wanagsan ineynu
yeelana ,waanan idiinku wada darsadey link,, dhamantena waxaan
ilahey inooga wada rajeynaya guul,
somaliland na waxaan u rajeynaya guul & barwaaqo & sinaan cadaalad ,isku
duubni umadeena reer somaliland nabad & caano ku
waarto,aamiiiiiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnnn
wabilaahitoowfiiiiiiiiq,
qore,,qoraagii(barkhad xaaji cabdi, mr gaboye)tafatiraha websetka
cusub, ahan maamulka,, shabakada wararka ee (www.gabooyenews.com)
haed office, kitchener, ontario canada,,
email:abokoriye1@hotmail.com,
eamil:mrgaboye@hotmail.com
|