MAHADNAQ KA-SO-QAYBGALKA AASKII MARXUUMAD KHADRA JIRDE XUSEEN

 

Annagoo ka wakiil ah tafiirta iyo ehalka Alle ha u naxariistee Marxuumad Khadra Jirde Xuseen oo 8/07/2009 lagu aasay magaalada London ee U.K, waxaanu mahadnaq ballaadhan u tebinaynaa warbaahinta Soomaliland iyo qof kasta oo tacsi noo soo mariyey noocyada kala duwan ee isgaadhsiinta sida websiteyada, telefoonada iyo emailadaba. Waxaanu si gaar ah ugu mahadnaqaynaa dadweynaha ka soo qayb galay salaadii, iyo aaskii hooyo Khadra madax iyo shacbiba. Sidoo kale waxaanu u mahadnaqaynaa inta quraanka iyo ducada u soo akhriday meel kasta ooy joogaanba.


Aad ayaanu ugu faraxnay sida fiican ee qadarinta iyo maamuska ah ee  Ho oyo khadra lagu sagootiyey, Illaahay ha ka yeelo ducadeenu mid aan  dhu lka u dhicin. Ka-qaybgalka iyo siyaarada aan kala go'a lahayn ee gurigii  m arxuumadda lagu qulqulaayo, ayaa ah astaan wanaagsan oo muujinaaya Insha Allah in Marxuumad khadri u hoyatay guri janno. Alle ha u naxariisto Hooyo Khadra, idinka iyo anagana haynaga abaalmariyo sidaynu aaska iyo tacsida uga qayb qaadanay. Aamiin.


1-Saakin Jirde Xuseen
2- Naasir Yuusuf Odawaa (Carmiye)
3- Axmed Xasan Carwo
4- Amaal Cumar Carte
5- Cali Maxamed Ibrahim Cigaal

 

 

 

Ahmed Arwo