Marwo Faadumo Saciid ibraahim Waa Halyeeyad
ku Dayasho Mudan

 


Qof waliba aduunkan waxaa u kaga tagayaa raad kaasi oo noqon kara mid xun amaba mid san mid ay dadku majiirtaan amaba mid ay dadku kahdaan amaba ay ka shalayaa mid ay bulshadu ugu han balyeyeso shaqsigasi amaba mid ay bulshadu ku guhaanto oo ay ku habato radadku way fara badanyahiin mana soo koobi karno runtii…


Waxaan uga socdaa wa Qorax Ifaysa oo soo baxaday!! waa Dayax shan iyo tobnaad oo mugiisii bu uxsaday!! Waa shaqsiyad ku sifowdey howl karnimo iyo karti buuxda Wa shaqsiyad ku amanan me esha ay wax ka qabanaso amaba habka iyo hananka ay wax u wado Waa shaqsiyad ixtiraam iyo ti x galin aan u hayo aniga iyo inta ila faca ah ee igula jirta group ka ay heeganka ugu jirto hadii aanu nahay bahda dhalinyarad Somaliland oo dhan.. Waa shaqsiyad ku sifowdey sida ay ugu cad cadah ay amaba ay uga dhex muuqadato bulshadadeeda iyada oo la qaybsanaysa dareenada ku xeeraan amaba hadba halka ugu daran ee ay waxa ugu haboon kala qaban karto waa shaqsiyad koobsatay runtii intaasi aan sheegay iyo in kale oo anan soo kobi Karin…


Marwo Faadumo Saciid Ibraahim waa marwo ka soo if baxday runtii inta la qayrkaa amaba ay isku jiilaka yahiin taa macnaheedu maahan in hooyoyinka kale ayana wax ka soo qad lahayn laakin way jiraan kuwo iyaga laftoodu hal door ah laakin runtii marwo fadumo saciid ibraahim waa shaqsiga ka liyaata ee u ban baxay amaba u kaliyoobay wax ka qabashada iyo taakulaynta dhalinyarada Somal iland runtii wana shaqsi marka la arko dhalinyaro amaba lagu soo xasuusto waxaana taasi marag ma doon u ah amaba markhaati cad uga ah sida ay ugala qayb qadato amaba ay had iyo jeer heeg anka ugu tagay runtii dhalinyarada iyada oo aad arkaso mar walba inay dhiiri galin taakulayn iyo waliba daryeel balaadhan oo ay u fidiso dhalinyarada qaybaheda kala duwan ha ahaato xag sport ha ahaato xag dhiiri galineed ha ahaato xag taakulayn iyo tabrucaad iyo waliba in kale oo anana soo koobi karin…

Runtii waxaan ka markhaati kacayaa hadii aanu nahay bahda dhalinyarada somaliland ee aan afke eda ku hadlaayo inaanu darensaanahay hiilka iyo heeganka aad ugu jirto sidii ay horumar la taban karo u gaadhi lahayeen dhaliyarada somalilnad..


Haween lama Gudboonoo Ayadu Gooni Bay ka Tahay

Guntii iy gaba gabadii waxaan leeyahay marwo Faadumo Saciid Ibraahim ilaahay s.w ha kugu garab galo dadaalkaaga iyo juhdiga aad ugu jirto horumarinta dhalin yarada Somaliland…

Wabilaahi towfiiq

 

 

 

 

Haddi Ismail Hassan Warancadde
warancade@hotmail.co.uk