Marxuumad Safiya Yuusuf Buux

 

 

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahd a Timacade News Netw ork (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxa an tacsi tiiraanyo leh u diraynaa , Wakiilka  Shabakadda Caalamiga ah ee TNN , ee Dalka Holland , walaalkayo Maxamed Yuusuf Buux, oo walaashii Safiya  Yuus uf Buux, ay maalintii Isniinta, June 20,2011, ku geeriyootay magaalo madaxda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

 

Waxaan tacsi taa la mid ah iyana u diraynaa, qoyskii, ehelkii,qaraabadii, xigaal kii,gacalkii, asxaabtii iyo dhammaan tafiirtii Reer Yuusuf Buux , meel ay joogaa nbba.

 


Dhammaan Bahda Timacade News Network (TNN) ,waxaanu Allaha weyn uga b aryeynaa inuu marxuumadda , Safiya Yuusuf  Buux,  naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaaf u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo n aruuro, innagana samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.




 




Maamulka Timacade News Network (TNN)

 

 

 

 


 

 

Marxuumad Safiya Yuusuf Buux

 

 

انا للة وانا الية راجعون

 

Waxaaanu hadaanu nahay dadka magacyadoodu hoost ku qoran yahay oo kala jooga Holland, Ingiriiska, Jarmalka, Maraykanka, Canada iyo Somaliland-ba, hal kan Tacsi uga diraynaa, anaga oo aad uga tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahay d ee ku timid Maxamad Yuusuf Buux (Holland) oo ay walaashii Safiya Yuusuf Bu ux, shalay (20/06/2011) , ku geeriyootay magaalada Hargaysa.

 

Waxanu marxuumad Safiya , ilaahay uga baryaynaa inuu janadii Fardawsa ka w araabiyo, reerkii, raaskii, xigtadii, sokeeyihii, ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxday na samir iyo iimaan ka siiyo, Aamiin, Insha Allah.


Magacyada dadka tacsida diraya:-



1- Maxamad Yuusuf Buux iyo reerkiisa
2- Maxamad Cabdi Xasan iyo reerkiisa
3- Cabdilaahi Cabdi-dhegjar iyo reerkiisa.
4- Maxamad Yuusuf X. Cabdi iyo reerkiisa
5- Yaasiin Cabdi iyo reerkiisa.


6- Maxamad Axmed Bookh iyo reerkiisa
7- C/samad Nuux Cute iyo reerkiisa.
8-C/raxmaan Ibraahim Buux iyo reerkiisa.
9- Ibraahim Maxamad Xaaji Cabdi iyo reerkiisa.
10-Jibriil Cali Caqli iyo reerkiisa.


11-Cali Xasan Ibraahim iyo reerkiisa.
12-Cabdi Cumar Xasan iyo reerkiisa.
13- Maxamad Cali Muuse (Farshaxan)  iyo reerkiisa
14- Cali Muse iyo reerkiisa
15-Daauud Muse iyo reerkiisa
16-Xasan Muse iyo reerkiisa


17-Maxamuud Muse iyo reerkiisa
18-Cabdi Muse iyo reerkiisa
19-Caash Baar Muse,odaygeeda iyo caruurteed
20-Asli Cisman iyo caruurteed
21-Xasan Malwiid,Saado Cabdi iyo cauruurtooda
22-Xasan Maxamuud,Amina Aw Jaamac iyo caruurtooda
23- Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine) iyo reerkiisa
24- Axmednassir Cali Muse


25- C/kariim aw Yoome iyo reerkiisa.
26- Muxumad X. Cabdi Camir iyo reerkiisa.
27- Maxamad C/Samad Sh. Muxumad iyo reerkiisa.
28- Daahir Cali C.laahi iyo reerkiisa.
29- Ciise Yaasiin Cawaale iyo reerkiisa.
30-Cali Cumar Xasan iyo reerkiisa.
31- Mukhtaar Cabdi Obsiiye.
32- Iyo dhamaan xigtada kale ee aan halkan lagu soo koobi karin ee daafaha ad uunyada ku kala filiqsan.
 



Waxanu mar labaad leenahay, Ilaahay ha u naxariisto marxuumad
Safiya, reer kii iyo xigtadii kale ee ay ka tagtayna Samir iyo Iimaan Allah ha ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin. (Ina Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun)