MARXUUM ADAN MAXAMED
MIRE (WAQAF)
انا للة وانا الية راجعون
Dhambaalo aad u tiro badan oo soo gaadhaya xafiiska
shabakada
Timacade
News
ay ku leedahay m agaalda
Burco,
ayaa waxaa tacsiyo tiiranyo leh loogu dirayaa marxuum
Aadan Maxamed Mire Waqaf
oo ku geeriyooday
Dalka
Malaysia
,habeenimadii isniintu soo galaysay taariikhduna ku
beegnayd
9 bishii koowaad ee sanadkani
Jaamac baqaye bulaale iyo caruurtiisa
Guray baqaye bulaale iyo caruurtiisa
Cismaan baqaye bulaale iyo caruurtiisa
Koos baqaye bulaale iyo caruurteeda
Xabiiba baqaye bulaale iyo caruurteeda
Cadar baqaye bulaale iyo caruurteeda
Aamina baqaye bulaale iyo caruurteeda
Sahra baqaye bulaale iyo caruurteeda
Ilama xasan baqaye bulaale
Dhamaan dadkani waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaa
ehelkii iyo qaraabadii ioyo weliba umada reer Somaliland
ee u ka baxay alle aha u naxariistee marxuun Aadan
Maxamed Mire Waqaf
Waxaanay illahay uga baryeen in janadii fardowsa uu ka
waraabiyo
aamiin aamiin
Axmedhanad Guray Baqaye
hanad080@hotmail.com
Timacade News Desk
Burco,Somaliland
MARXUUM ADAN MAXAMED
MIRE (WAQAF)
انا للة وانا الية راجعون
Tacsi:
Marxuum Aadan Maxamed Mire Waqaf
From:
La-taliyaha Madaxweynha ee Arrimaha Dhaqaalaha.
Anigoo ku hadlaaya magaca
Xafiiska
La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo
Maal gashiga,
ka
reer Cabdi Carwo ,
waxaan
tacsi u dirayaa Xaaska , ehelka, gacalka, qaraabada,
xigaa lka, xito iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay meel
kasta oo ay joogaanba.
Waxaan
kale oon tacsida u dirayaa Reer Soomaliland guud ahaan
iyo axsaabta siiyaasadda ee uu magaca weyn ku lahaa.
Marxuumku wuxu ka mid ahaa rag saaxadda siyaasadda magac
ku lahaa oo si habboon oo asluub leh uga dhex muuqday
tan iyo bilowgii dimuquraadiyada Soomaliland..
Marxuum
Aadan Waqaf
waxuu so o qabtay xilal badan ilaa
Wasiirka
Gaashaandhigga
iyo
Guddoomiye xigeenka xisbiga UCID.
Allaha U naxariistee
Marxum
Aadan Maxamed Mire Waqaf,
waxuu ahaa nin
Alle cabsi
iyo af-gaabni ku caan baxay.
Waxaan Alle u baryayaa inuu ka yeelo kuwa dhaxla
janatul
fardows,
inagana dhammaan haynaga yeelo kuwa laasimno duco iyo
samir.Amiin.Aan xusuusano geerida oo aynu u sahay
qaadano lama huraanka iyo gurigaan laga goboobayn,
lagana xanuunsanayn.
Ahmed Hassan Arwo
La-taliyha Madaxweynha Somaliland
Arrimaha
Dhaqaalha,
Ganacsiga
iyo
Maalgashiga
samotalis@gmail.com
http://www.facebook.com/#!/pages/Ahmed-Arwo/246544372035127
http://samotalis.blogspot.com/
MARXUUM ADAN MAXAMED
MIRE (WAQAF)
انا للة وانا الية راجعون
Tacsi Ka
Timid
Suleiman
Saeed Kabadhe (Danjiree):Kuna
Socota Geerida
Marxuum
Aadan Maxamed Mirre Waqaf
Tacsi Ka Timid Suleiman Saeed Kabadhe (Danjiree) waxa uu
tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoyskii, Qaraabdii,
Asxaabtii iyo Ehelkii Alle ha u naxariistee Geerida
Marxuum Aadan Maxamed Mirre
Waqaf waxa aan ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu
naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii,
Qaraabadii iyo dhamaan Shacabka reerSomaliland-na samir
iyo iimaan ka siiyo.
Waxa aan ilahay ugu baryaa
Marxuum
Aadan Maxamed Mirre Waqaf
inuu
janadii farduusa ka wara abiyo samir iyo imana inaga
siiyo in ilahay godka u nuuro ilahay suaalaha garsan
siiyo in ilaahay maa linta qimaaye danbigiisa dhaafo
amiin amiin amiin.
Waxa aan Ilaahay kabaryayaa inuu
Marxuum
Aadan Maxamed Mirre Waqaf
Inuu halkii uu ka baxay ugu badalo naxariis iyo nabad
galyo iyo samir iyo iyo cawil khayr qaba xaruurtiisii
iyo Dhamaanba Shacabka Jamuuriyada Somaliland.
MARXUUM ADAN MAXAMED
MIRE (WAQAF)
انا للة وانا الية راجعون
Dhamaan shaqaalaha shirkadda (SOMTEL
International limited)
waxa ay tacsi udirayaan geeriddii naxdinta lahayd ee ku
timi
Aadan Mire Waqaf
- A/Nasser H Suleiman Abdi (Sales and marketing Manager)
- A/Nasser Awad Mouse DONYO (public relation manager)
- Faysal Ibraahim Yousuf (media Officer)
- Abdi Aadan Cilmi (Haybe) Marketing officer
- Mahamoud Jaamac Warsame (multiple logistics)
dhamaan waxa ay tacsi ttiraanyo leh u dirayaan ALLeh hau
naxariistee geeridii naxdinta lahayd ee ku timi
Aadan Mire
Waqaf,
iyagoo uga
tacsi u diraya dhamaan Eheladii iyoqaraabaddii uu ka
baxay marxuumku Alleh haunaxariistee
AAMIIN?AAMIIN???AAMIIN
MARXUUM ADAN MAXAMED
MIRE (WAQAF)
انا للة وانا الية راجعون
Dhammaan
ardeyda
reer SOMALILAND
ee wax kabarata
dalka
ETHIPIA
waxay tacsi udirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay
alle ha unaxariistee marxuum
Mujaahid
Adan Mirre waqaf
oo ku geeriyo odey wadanka
MALESIYA.
ardeyda oo magacyadooda aanu ka soo qaadanay kuwan hoos
ku qoran:
1.Abdihakim muhumed mohamud
2.Maxamud gaas
3.Axmed cabdulaahi
3.Muuse x. cabaydh
4.Maxamud carab
5.Cabdi fataax muuse
6.Axmed huruuse
7.Maxmed maxud cali
8.Zakariye muuse
9.Fayzal cumar axmedayd
10. Ahmed mahmed ali bade
11. Khadar hussein osman (dube)
12. Hussein ismacil muhumed xayd
13. Abdisalan muxumed shaqale
14.Mahmed cisman muse
MARXUUM ADAN MAXAMED
MIRE (WAQAF)
انا للة وانا الية راجعون
Ururka
jaaliyada somaliland
ee
Dalka Malaysia
waxaa ay tacsi u dirayaan
Aadan Mire
Aaqaf
dhamaan xubnaha ururka jaaliyada reer somaliland ee
dalka malaysia iyo ardayda iyo dhamaan xub naha ururka
jaaliyada reer somaliland ee dalka malaysia iyo ardayda
iyo jaaliyaduba waxay tacsi diiraanyo leh u diyaraan
qowskii iyo qaraabadii uu ka baxay ale ha u naxariistee
mudane
Aadan Mire
Waqaf,
kaasoo maalintii shalay ku geeriyooday magaalada
Kula
laambuur
ee caasimada dalka Malay sia , oo uu mudaba xanuun u
joogay.
waxaanay
leeyihiin ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo
ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna sa mir iyo iimaan
ha ka siiyo aamiin aamiin aamiin
MARXUUM ADAN MAXAMED
MIRE (WAQAF)
انا للة وانا الية راجعون
waa Tacsi tiiraanyo leh INAALILAAHI WA INAA ILLAHI
RAJUCUUN geerida ku timi
ADAN
MAXAMED MIRE
(WAQAF)
oo ku geeriyooday
MALAYSIYA
waxaanu halkan uga tacsidaynaynaa dhamaan CA RUURTII iyo
LABADIISII XAAS iyo walaladii iyo qarabadiisii oo dhan
iyo dhamaan shacabka somalilan d.
Anagoo kala ah:
Yaasiin Saleban Cisman
(juubiyaan)iyo
xaskisa
Halima HasanXiirey
Keyse Jama Faax iyo xaskisa Sicido Axmed iyo caruurtisa
Maxamud warsame jamac(gadhle)
Eng Maxamed abokor yusuf iyo xaskisa Raxma xasan debe
iyo caruurtisa
Cabdi ali jamac(qarboshe)
Qariib seerar diiriye iyo xaskisa sahra jebiye iyo
caruurtisa
Ali ducale iyo xaskisa iyo caruurtisa
dadkaas oodhana waxay kala joogaan
SWEDEN
Gothenburg,waxanu
leenahayillahay naxariistii jano ha ka waraabiyo inagana
samir iyo iiman ha inaga siiyo
aamiin.
|