MARXUUM CALI NUUR SUGAAL

 

 

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahd a Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda, waxa an tacsi tiiraanyo leh u diraynaa , Weriyaha  ruug cadaaga ah , ee ka hawl gala  idaacadda BBC da, Yoonis Cali Nuur, oo Aabihii Cali Nuur Sugaal , ku geeriyood ay magaalada Hargeysa .

 

Waxaan tacsi taa la mid ah iyana u diraynaa, qoyskii, ehelkii,qaraabadii, xigaal kii,gacalkii, asxaabtii iyo dhammaan tafiirtii Reer Cali Nuur Sugaal , meel ay joo gaanbba.

 

Dhammaantayo, waxaanu Allaha weyn uga baryeynaa,  inuu marxuumka , Cali Nuur Sugaal,  naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaaf u fidiyo, iilk a u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, innagana samir iyo iimaan inna ga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.




 




Maamulka Timacade News Network (TNN)