Marxuum, Ambassador, Dr
Axmed Maxamed xassan


Annagoo kala ah:

Aabo Cali Muse Cilmi
Hooyo Cadar Adan Diiriye
Foosiya Jaamac Tukaale
Engineer Maxamed Cali Muse (Farshaxan) iyo Xaaskiisa
Amina Cabdi Cisman Garaw
Axmednassir Cali Muse
Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine) iyo Xaaskiisa
Xaawa Sheekh Muse Abraar
Dhammaan reer Axmed Ducaale Qaalib

oo dhammaantood kala jooga
Canada,USA,Switzerland,England,Somali land ,waxaanu tacsi u diraynaa qoyskii marxuumka,walaaladii, Mukhtaar  Xirsi Xassan , Mohomed Xirsi Xassan, dhamaan ilma Xirsi Xasan, ehelkii , qaraabadii,xigaalkii,tolkii,gacalkii,shacbiga reer Jabuuti iyo dhammaan shacbiga reer Somalilandba, geerida naxdinta  iyo tiiraanyada leh ee ku timid walaalkeen , Marxuum, Ambassador , Dr Axmed Maxamed Xassan, oo maalintii Salaasada , July  28,2009, ku geeriyooday caasimadda dalka Shiinaha ee  Beijing.
 


Waxaan
Ilaahay uga baryaynaa , danbi dhaaf iyo In Ilaahay   marxuum ka   Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna  Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin