Tacsi : Geerida Ambassador

Dr. Ahmed Mohamed Hassan

 انا للة وانا الية راجعون


 


Waxan halkan tacsi uga diraynaa anaga oo ah
bulshada reer Somaliland ee Holland degan, Qoyskii, qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyooday,  marxu um Dr Axmed Maxamad Xasan ( jiiji) oo dhawaan ku geeriyooday dalka Shii naha, waxan marxuumka Ilaahay uga baryaynaa janadii Fardawsa inuu ka waraabiyo, dadkii ka hadhayna samir iyo iimaan ka siiyo.



 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 


By:Cali Cumar Xasan