MARXUUM: AXMED MUSE GEEDI (SANJAB)


 



Jaaliyadda Somaliland ee deggan magaalada CARDIFF ee gobolka Wales waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ALLA hu naxariistee AHMED MUSE GEEDI oo saaka ku geeriyooday magaalada Hargeisa.

Waxaanu
EEBE ka baryaynaa in uu marxuumka ka waraabiyo Jannaatul ul Firdows. Dhammaanteenna samir iyo iimaan inaga siiyo.


 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 

 

By: Hassan Mahamud