MARXUUM: AXMED MUSE GEEDI (SANJAB)


 


Jaaliyadda  Somaliland ee ku nool Holland, waxay iyaga oo ka tiiraanyaysan halkan uga tacsiyadaynayaa, qoyskii, qaraabadii iyo qaranak Somaliland-ba, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid dhawaan marxuum, Axmed Muuse Geedi ( sanjab), oo ku geeriyooday Hargaysa.

 


Waxaan Ilaahay uga baryaynaa , danbi dhaaf iyo In Ilaahay  marxuumada   Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna  Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 

 

By:Cali Cumar Xasan