Marxuum Cabdillahi Oomar Cawaale

 

انا للة وانا الية راجعون

Anigoo ku hadlaya magacayga iyo ka qoyskaygaba waxaan halk an uga soo gudbinayaa qoyskii, qaraabaddii, ehelkii iyo dadwey naha Soomaaliyeedba inuu Ilaahay ka siiyo samir iimaan Marxu um C/llaahi Oomaar Cawaale oo ku geeriyooday magaalada Harg eysa June 7, 2009.

Waxaan Marxuumka Ilaahay uga baryayaa inuu geliyo Jannadiisa Fardowsa


 

 

AMIiN  AMIiN   AMIiN

 


 

By: Dr. Maxamed Cismaan Nuur