MARXUUM CARTE NUUR



Maamulka iyo hawl wadeenada Shabakada wararka ee  Long
live som aliland oo kala ah Eng.Maxamed Cali Muuse, Mustafe C/kariin  Cali, Nimcaan Dheeg Ibraahin, Niciima yuusuf Cilmi, Deeqa Subeer Nuux, iyo akhristeyaasheeduba ,waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan reer Nuur Oday Faarax, dhammaan eheleda, qaraabada iyo guud ahaan reer Somaliland ,gaar ahaan Wariye Sahra Ciidle Nuur oo ay Geeri  lab aad ku habsatay, oo uu ku geeriyooday adeerkeed Carte Nuur Oday oo muddo sannad iyo saayida uu Xanuunka Faaliga u jiifay.


Waxaana Ilaahay uga baryeynaa
Reer Nuur Oday iyo Dhammaan  umm adda Reer  Somalil and inuu Samir iyo Iimaanba innaga siiyo, Labadaa Marxuum ee walaalaha ahaa ee Maali nta kaliya kala  dambeeyey, iya gana Jannadii Firdawsa uu ka waraabiyo.

 

 



Aamiin                             Aamiin                         Aamiin