Marxuum Daahir Mahamuud Warsame
 

 

1. Nimco Ibrahim Wacays
2. Cawo sh.Ciise Ismail
3. Huda Rashid
4. Mahamuud Abdi Maraykan
5. Mukhtar C/salaan Hasan
6. AliBaashe Omer
7. Ahmed Muhumed Duale
8. Mahamed Mahmud Omer
9. Ing. Mahamed Ismail


iyo dhamaan shaqaalaha
Cigaal international Airport Hargeisa waxay tacsi u diryaaan Alle ha u naxariistee Gudoomiyihii  shir kada Nasha marxuum Daahir Mahamuud Warsame oo  Nov 7 , 2009 ,  ku geeriyooday Hargeisa.

 

Waxaanay leeyihiin ilaahay janadii haka warabiyo qoyskuu ka baxayna samir iyo iimaan kahasiiyo , aamiiin