MARXUUM : MUJAAHID , SULDAAN
CABDIRAHMAN  SHEEKH  MUHUMED  CILMI  BARAALE

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Maxamed Cali Muse , ka xaaskayaga , caruurtayda , aabahay , hooyaday , walaaladay iyo dhammaan hawl wadeenada Bahda  WWW.LONGLIVESOMALILAND.COM

waxaan tacsi u diraynaa  guud ahaan shacbiga reer Somaliland meel walba ooy joogaanba , gaar ahaan  qoyskii , caruurtii, eheladii qaraabadii , gacalkii, asxaabtii , uu ka geeriyooday, Allah ha u naxariistee :

SULDAAN CABDIRAHMAN SHEEKH MUHUMED CILMI BARAALE

oo maalintii  Arbacadii, December 10, 2008 , ku geeriyooday
magaala madaxda wadanka Jamhuuriyadda Somaliland ee
Hargeysa.


Waxaan Ilaahay uga baryaynaa danbi dhaaf iyo In Ilaahay  marxuumka  Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 

 

Eng: Maxamed Cali Muse ( Farshaxan )