MARXUUMA JAMIILA CABDILAAHI CALI

انا للة وانا الية راجعون

 


Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Mohamed Ali Muse iyo ka dhammaan hawl wadeenada S habakadda Caalamigaa ee Timacade News Network (TNN),ee ku kala sugan dunida dacaladee da, waxaanu tacsi tiiranyo leh u diraynaa,walaalkayo,Suldaanka Guud ee Beesha Barakaysa n ee Subeel Awal,Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan,geerida ku timid xaaskiisii,Marxuuma Jamiila Cabdillahi Cali,oo ku geeriyootay Dalka Ethiopia.Waxaan tacsi taa la mid ah u diraynaa,dhammaan ehelkii, qaraabadii & xigtadii ay marxuumadu ka baxday.

Waxaanu Allaha awooda leh  uga baryeynaa inuu marxuumada,Jamiila Cabdillahi Cali, naxar iistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhammaanteenna  samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.

 

 


Eng. Mohamed Ali Muse

 

 


 

MARXUUMA JAMIILA CABDILAAHI CALI

انا للة وانا الية راجعون

 

 

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Anigoo ah Ugaaska guud ee Beelaha Arab, Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali-mahdi)waxaan TACSI Naxdin iyo murugo leh u dirayaa Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal suldaan Xa san Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo Marwadiisii Marxuumad /Jamiila Cabdulaahi Cali ku geeriyootay Dalka Ethopia Bisha (13/12/2013), waxaan Eebbe ka baryayaa inuu Mar xuumada Janadii Fardawsa ka waraabiyo Qabrigana u nuuro,Suldaanka iyo Eheliyadii iyo qara abadeediina samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo.


Aamiin...............Amiin................Amiin

Ugaas/Axmed Maxamed Saciid

Riyadh , Saudi Arabia

 

 

 


 

MARXUUMA JAMIILA CABDILAAHI CALI

انا للة وانا الية راجعون

 


Inna Lillahi Wa Inna Ilayhi Raji'un ((إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ ر

Tacsi ku socota Suldaanka Guud ee Subeer Awal oo xaaskiisii geeriyootay‏.............

Anaga oo ah Beelwaynta Sacad Muuse ee ku dhaqan carliga ingisiiska gaar ahaan Magaalada Bristol uk waxaanuTacsi u diraynaa Suldaanka Guud ee Subeer Awal oo xaaskiisii geeriyootay Dalka Ethiopia Suldaanka guud ee Subeer-awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Anaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid xaaskiisi MARXUUMA JAMIILA CABDILAAHI CALI oo ku geeriyootay Dalka Ethiopia. Sidoo kale waxaanu tacsi taasi la mid ah u dirayaa Eheladii, Qoyskii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridaasi. waxaanu Marxuumada Illaahay uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Suldaanka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Aamiin aamiin

Axmed Aadan Mooge
Cabdi Cismaan Xirsi (Cabdidhoore




Ciise Mohamed Caydiid
Keyse Abdi Ali Weyd
Abdi Fiishar
Hassan Hussein Shide
Ahmed-Nur Yussuf
Abdillahi Aydiid
Bashiir Aadan
Abdikariin Xaashi
Siicid Tukaalle
Abdiqani Mohamed Raabi
Mustafe Mohamed Ali
Muse Yusuf Dool
Hassan Ali Wayd
Caydaruus Keyse
Abdi Ismail
Liibaan Muumin
Fu’aad Muumin
Muumin
Hussein Ahmed Caydiid
Hashi Hussein
Samatar Daauud Daahir
Aden Daauud Daahir
Mohamed Daauud Daahir
Abdulqadir Ogle
Farxaan Qude
Yassin Yussuf
Abdilahi Osman Muse
Khalif Omer Sheekh
Hanad Yassin Jama
Mohamed Omar H Farah
Mohamed Omar Iiyaas
Hassan M Yusuf
Yasiin IIman
Yusuf Muse Iiman
Mohamed Yusuf Sheekh
Hassan Cadhoole
Mohamed Ali Good
Yussuf Haashi Cisman
Mohamed Abdi Fahfahle
Samater Muhumed Cadar
Mustafe Haashi Cisman
Mohamoud Bakaffin
Jamaal Mohamed Wali
Samater Ali Badawi
Faysal Ali Badawi
Yussuf Ali Geele
Faysal Ahmed Caydiid
Farhaan Abdillahi Habane
Ahmed Dahir Habane
Ahmed Cadhoole
Abdisalaan Hassan Ali
Mustafe Bidhikaale
Mohamed Ibraahim(Sakari)
Mohamed(yare) Ibrahim
Ahmed Omer Adadleh
Mustafe Hashi
Khadar Yussuf saciid
Mohmed Sh Aden Ibraahim
Rashiid Abdillahi Oomaar
Ismail Hassan Awais
Abdirahmaan Qawaacid
Ahmed Abdisamed Ali
Abdirahman Haji Yussuf
Xusseen Haji Yussuf
Ali Sh Ibraahim
Gudcur
Hassan Dhigdhig
Dhako
Ali Daahir
Rashiid Qudde
Guuleed Dheeg
Mustafe Omar Takar
Abdisalaan Ali Abdi
Ahmed Yussuf Dool
Madar Qorane
Cumar Hussein Shide
Nasir Hassan nuur
Farxaan Mohamed Cadde
Aden Hassan Mohamed
Aden Cumar xasan
Yussuf Mohamed Cadde
Ali Saed Abdi
Aden Hassan Waraabe
Xaashi Mohamed Umar
Xalane Ibraahim Abdillahi
Mustafe Abdi Fahafahle
Xassan Abdi Fahfahle
Abdi Muse Mohamed
Muuse Gaambiye
Mohamed Muuse Sulub
Ahmed Muuse Sulub
Mohamed Abdi Ismail
Warsame Mustafe Xaashi
Warsame Ahmed Yussuf
Hassan Yuusuf Saeed
Xassan Xussen Xoore
Mohamed Hassan H. Yuusuf
Faisal Abdi Aden Cawl
Dauud Dahir Cilm
Abdifataax Aden
Hussein Haji Abdi
Mohamed Abdi Aden Cawl
Mohamed Ali Garnayl
Mohamed Ahmed Yussuf
Abdijabaar Ibraahim coljoog
Caydiid Mahamed Caydiid
Ahmed Sheekh (Ahmed Dheere)
Abdirahman Mohamoud Ayuub
Mohamed Mohamoud Ayuub
Mohamed Abdi Fahfahle
Ahmed Ismail Abokor
Mohamed Abokor
Abdillahi Sheek Ali
Mohamed Hussein Handulleh
Mohamed Omar M acaash
Nasir Bashe Ali
Mohamed Hashi Bacado
Ahmed Haji Hassan
Hassan Yusuf Emi
Abdirashiid Yusuf Elmi
Mohamed Hassan Koosar
Ahmed Yusuf Omar
Abdirahman Qulle Hassan
Ahmed Jiir
Ismail Sh Aden
Ahmed Osman Samater
Abdirahiim Ali Weerar
Ahmed Yusuf Elmi
Mohamed Bashe Aw Ali
Amiin Aden Adde
Mohamed Ali Ahmed
Sacad Ahmed Yusuf
Mohamoud Ahmed Gas
Siciid Ahmed Yusuf
Jibriil Cabdella
C/qaadir Mohamed Mataan
Khadar Ali Hurreh
Abdirazaq Ali Ahmed
Ahmed Hakiim Farahjihad
Gurey Ali Adan
Faysal Ismail H Warsame
Mohamed Hassan Mohamed
Mohamed Ahmed Gas
Mohamed Abdilaahi Hussein
Abdirashid Osman Abdi
Ali Bashe
Musdafe Mohamoud Abdilahi
Aydarus Ahmed Hashi
Libaan Abdi Muse
Ahmed Mohamed Abdi
Rooble
Fu’ad Rooble
C/rahiin Rooble
Abdiqani Ahmed yare
Abdinaasir
Abdi Gamute
Ibrahim Ali (Bigays)
Mahad Ali Salan
Nasir Ahmed Qalib
Muhtar Hassan Hashi
Ibrahim Muhumed(Ibraahimto)
Ahmed Muse Muhumed
Omer Hussein Hassan(Haadhe)
Mustafe Ali Salan
Siciid Ali Salan
Siciid Ismail Yuusuf(Siciid Guun)
Mohamoud Ismail Yuusuf(Moh’oud Guun)
Iiyaas Bare Weerar
Ali Ahmed Omer
Mohamed Ahmed Omer
Mustafe Osman Ali Jama (Jeeble)
Yuusuf Warmahye
Mohamed Adawe
Muse Ali Furreh
Siciid Mohamed Ismail
Mukhtar Mohamed Ismail
Mohamoud Ahmed Mattan
Ali Yuusuf Ali
Ahmed Hassan Ali
Amed Haji Omer Ali
Khadar Abdilaahi (Shiracle)
Hassan Muuse Muhumed
Osman Gahayr Jama
Abdikarim Hassan Haji Essa
Ahmed Ibrahim Jama (Tukeh)
Mohamed Abdi Gamute
Hussein Ali Jirreh
Mohamed Abdi Yuusuf(Ruush)
Osman Ali Jama (Jeebie)
Omer Mohamed Hoorre
Ismail Mohamed Shaafie
Mustafe Mohamed Gadiid
Ahmed Abdilahi (Cag_Dheere)
Mohamed Ali jama (Ali_Gool)
Ahmed Abdi Gamuute
Mubarik Abdi Gamuute
Mustafe Abdi Gamuute
Yuusuf Abdi Gamuute
Yuusuf Osman Abdi
Mohamed Ali Yare
Abdi Aden Bulbul
Abdi Muse Muhumed
Hassan Egeh
Hussein Kenya
Khaliil Adan Abdi
Awil Abshir Dahir
Mohamed Aden Muhumed
Mustafe Ahmed Muhumed
Mohamed Muhumed Jama
Khaddar C/lahi
Cabdikarim Ahmed Aw Ali
Rashiid Cabdi Cabdilahi
Mohamed Yuusuf Madar
Cumar Ahmed Muhumed
Yuusuf Mohamed cabdi
Hassan Dauud Hussein
Abdilahi Ahmed Abdilahi
Khadar Haji Mayl
Hassan Cokaar
Ahmed Daahir
Yaasin Mohamed Ahmed
NASIR KHALIF ABDI
KHADAR CAGAWEYNE
C/NASIR OMER ADEN
QUULE QUDHAC
ISMAIL OSMAN MOHAMED
C/QAADIR MUUSE IIMAN
FAYSAL DAHIR DIGAALE
ABDI BARUUD SHIDE
ISMAIL MOHAMED MADAR
Ahmed Ciise Faarah
Hassan Muhumed Aw Hassan
Maxamed Jiciir
Mohamed Haji Aden
Hussein Muhumed Aw Hassan
MOHAMED ADAN
ABDIHAKIN DAHIR
ALI DHUXUL
MOHAMOUD DAYIB
MOHAMED MUXUMED
MUSE YUSUF
ABDILLAHI MOHAMED
MOHAMED ADAN
ABDIHAKIN DAHIR
ALI DHUXUL
MOHAMOUD DAYIB
MOHAMED MUXUMED
MUSE YUSUF
ABDILLAHI MOHAMED
IDIRIS MOHAMED KHAWAJE
MUSTAFE MOHAMED KHAWAJE
MOHAMED MUSE MUHUMED
SICIID CIISE
IDIRIS BOOBE
MOHAMUUD XAJI JAMA
MOHAMUUD IDIRIS
ABDI OMAR BOOBE
OMAR HAJI ADEN
 

 


 

MARXUUMA JAMIILA CABDILAAHI CALI

انا للة وانا الية راجعون

 

 



Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Tacsi udirey Suldaanka Guud ee subeer awal oo xaaskiisu maanta ku geeriyootey dalka itoobiya

Waxaaney Marxuumada Illaahay uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Suldaanka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ka siiyo qabrigana u nuuro Amiin Amiin ........

Maayerka degmada Gabiley Shucayb maxamed muuse
Maayerkuxigeenka Cabdi Yuusuf Daahir
Xoghaya fulinta C/raxmaan Nuur Abokor
Xil xasan maxamed axmed
Xil Maxamed amiin cumar cabdi
Xil Mahad maxamed xaashi
Xil Axmed siciid kibaar
Xil Maxamed Aamin cali
Xil dr maxamed cali maxamed
Xil iid xasan cabdi
Xil cali xmed yuusuf
Xil cali maxamed sh.saleebaan
Xil cali shiine
Xil cibaado maax cilmi
Xil nimco Axmed cabdi
Xil C/samad sh. Aadam jamaado
Xil c/samad ciidle cali
Xil caydaruus c/laahi sheedaal
Xil cumar cali obsiye
Xil c/casiis c/laahi ismaaciil
Xil mustafe sayid abokor
Xil c/qaadir maxamed faarax

Waxaaney Marxuumada Illaahay uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Suldaanka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ka siiyo Amiin Amiin
 

 


 

MARXUUMA JAMIILA CABDILAAHI CALI

انا للة وانا الية راجعون

 



Tacsi Tiilaanyo leh

Dhamaan reer xasan c/laahi
Dhamaan reer Axmed Cabdi
waxay tacsi u dirayaa suldaanka guud ee subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid xaaskiisi MARXUUMA JAMIILA CABDILAAHI CALI oo ku geeriyootay Dalka Ethiopia........

Hooyo fardow muxumed xasan
Xildhibaan Axmed cabdi
c/risaaq axmed cabdi
umalkhayr axmed cabdi
hodan axmed
asma axmed cabdi
Huda axmed cabdi
Hibo axmed cabdi
Xasan axmed cabdi
Dhamaan reer xasan c/laahi
Dhamaan reer Axmed Cabdi
Dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaa suldaanka guud ee subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid xaaskiisi MARXUUMA JAMIILA CABDILAAHI CALI oo ku geeriyootay Dalka Ethiopia.
waxaaney Marxuumada Illaahay uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Suldaanka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ka siiyo
Amiiin Amiin Amiin .............