MARXUUMA CAASHA SICIID CAABI


 

Anigoo ku hadlaya magacayga , Maxamed Cali Muse , magaca dhammaan hawl wadeenada Bahda  LONGLIVESOMALILAND  NEWS MEDIA , waxaan tacsi u diraynaa , dhammaan caruurtii , qoyskii , eheladii , qaraabadii, gacal kii, asxaabtii iyo dhammaan shacbiga Somalilandba , geerida naxdinta iyo tiiraanyada leh ee ku timi,Marxuuma Caasha Siciid Caabi , oo maalintii Sala asada  ,  April 28  2009 , ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

Marxuumaddu waxay  ahayd xaaskii koowaad ee Allah ha u naxariistee , Madax weynihii hore ee Somaliland , Aabihii Somaliland Marxuum Maxam ed Xaaji Ibraahim Cigaal .


Waxaan Ilaahay uga baryaynaa ,
danbi dhaaf iyo In Ilaahay  labadoodaba   Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna  Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin