inaa lilaah wa inaa ilaahu raajucuun انا للة وانا الية راجعون

 

 



Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu halkan tacsi uga diraynaa qi yskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Yuusuf Xirsi Rooble oo dhawaan ku geeriyooday d alka Bahrayn,waxanu leenahay Eebbe samir iyo imaan ha inaga wada siiyo, Marxuunkana Ila ahay janatul Fardowsa ha ka waraabiyo.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.
 

 


-Aabo muxumad xasan (budle)
-Hooyo Xabiiba Taani,
-Muuse Budle,
-Ruqiya Budle,
-Dr.Siciid Budle,
-Sacad Budle,
-Khadra Budle,
-Faadumo Budle,
-Mustafe Budle.
-Farduus Maax xasan,
-Dr. Xusseen Cali Hanfi,
-Sacaada Cali Barkhad,
-Khadar Jaambiir Cige,
-Cadar Aadan,
-Hooyo Faadumo cali Cigaal,
-Luula Aw Muxumed Cabdilaahi,
-Caashacanab Aw muxumed Cabdilaahi,
-Rashiid Aw Muxumed Cabdilaahi,
-Mukhtaar Aw Muxumed Cabdilaahi,
-Naasir aw muhumed Cabdilaahi,
-Khadra aw Muhumed Cabdilaahi,
-Caasha Aw Muhumed Cabdilaahi.
iyo qaar kaloo badan..............
 

 



Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay Ilaahay uga baryayaan marxuun Yuusuf Xirsi Rooble inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna sa mir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin, aamiin, aamiin, aaniin