Marxuum Abdi Ibrahim Bede (OBOLOS)

 

Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaan tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alla ah u naxariisrte, Abdi Ibrahim Bede (OBOLO S) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 2-2-209.

Waxay Ilaahay uga baryayaan inuu marxuumka janadii fardoosa ka waraabiyo,eheladiina Samir iyo iimaan ka siiyo.
 


1- Ali Cumar Xasan iyo Xaasikiisa.
2- Eng. Maxamed Cali Muuse iyo Xaaskiisa.
3- Abdirahmaan Ibrahim Buux iyo Xaaaskiisa.
4- Maxamed Asker iyo Xaasaskiisa.
5- Axmed Dhiin-cowl


6- Abdi-Samad Cute iyo Xaaskiisa.
7- Axmed Maxamuud Bookh iyo Xaaskiisa.
8- Rashiid Xaaji Cabdi iyo Xaaskiisa.
9- Daahir Obsiiye iyo Xaaskiisa
10-Shiine Cali Muuse iyo Xaaskiisa.


11- Xuseen Xaaji Cabdi Iyo Xaaskiisa.
12- Nuux Xaji Cabdi iyo Xaaskiisa..
13- Maxamed Yuusuf Buux iyo Xaaskiisa.
14- Dr. Maxamed Yuusuf Cabdilaahi iyo Xaasikiisa.
15- Adan Daahir Barkhad iyo Xaaskiisa.
 


Amiin Amiin Amiin
 

 


By: Maxamed Yuusuf Buux