Shacabka Degmada Tog-wajaale,oo caleemo qoyan lulayey, ayaa jidka u taagnaa soo dhaweynta Mayorka cusub ee loo soo magacaabay degmada,Eng.Adan Shiine,kuna soo dhaweeyey farxad & kalgacal ay u hayaan