Mo Farah oo xaflad ballaadhan loogu qabanayo Magalada London 12/10/12 Maalinta Jimcaha

 


Qurbajoogga reer Somaliland ee dalka Ingiriiska ayaa qabanaya xaflad ballaadhan oo loogu dabaal degayo guulihii Mo Farah uu ka soo hooyey Ciyaarihii Olympic-kada Xafladdan waxaa ka soo qayb gelidoona Mo Farah, Ehelkiisa, Madax badan oo ka so cota dawladda Ingiriiska , Saaxiibada Somaliland , Xubno ka mida Xukuumadda Som aliland , Saxaafadda dalkan , Bulshada reer Somaliland UK , Fannaaniin ay ka mid yi hiin Nuur Daalacay , Sir Mohamoud , Fuad Omar , Saynab Cige, Kaltuun Bacado , Cab dil-Fataax Yare , Abwaan Faarax Murtiile, Fatxiya Fiska, Xadanteeye iyo qaar kale oo badan. Waana xaflad loogu talo galay in si weyn loogu muujiyo Somaliland-nima diisa. Madaxda Xaafadda Hounslow oo Mo Farah uu ku noolaan jiray ayaa xafladda n ku guddoonsiin doonta Shahaadad Qadarina oo la yidhahdo Freedom of Hounslo w.


Xafladdu waxay dhici doontaa

Date : Jimcaha 12.10.12 @ 1730-2300 pm

Cunwaanka Hall: Lampton Park Conference Centre , Civic Centre, Lampton Road , Hounslow, TW3 4DN , Map HOUNSLOW

Qiimuhu : Waa 20


Transport : By Train , Hounslow Central Station (Piccadilly Line ) . Buses , from Southall H32 , 120 , from Shefferdbush 237 , from Slough 81 , from Hillingdon 222 .
Xasuusin gaara: Dadka loogu talo galay xafladdu waa 600 oo qof oo kaliya , iibsiga tigidhka qofkii soo horeeya ayaa helaya.


Faahfaahin dheeraada haddaad u baahato la soo xidhiidh Telefonkan hoos ku Qor an
 


07958028138 , 07870515334 ama 07931821364