Taariikh: April 25 , 2011



Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Ku: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Ku: Wasiirka Cadaaladda Somaliland

Ku: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Ku: Maxkamadda Racfaanka Hargeysa




Ujeedo: Cadaalad darrada uu u xidhan yahay, Mujaahdi Qawrax Muusa Xuseen



Madaxweyne , marka hore waxaad naga guddoontaa salaan sharaf , qadarrin iyo maamuusbba m udan,waxaanan Allaha weyn kaaga baryaynaa, inaad caafimaad ku waarto, xilka aad umadda u h aysana Rabbi kugu asturo , caddaaladna aad dalka iyo dadkaba ku hoggaamiso.

Madaxweyne , waxaan kula socod siinaynaa, sida ku cad qoraalka aan Ref # kiisa hoos ku sheegi doonno,in Maxakamadda Rafcaanka ee Hargeysa ,ay soo saartay Bishii March 3,2011, in xoriyadii sa loo soo celiyo, Mujaahid Qawrax Muusa Xuseen . Waxaase dhacday , inuu in ka badan 150 maa lmood , uu caddaalad darro Xabsiga magaalada Gabiley ugu xidhan yahay.



Ref: Maxkammada Rafcaanka Gobolka Hargeysa

MRH/124/2011/ ee ku taariikhaysan Date:03/03/2011

Ku: Xafiiska Xeer Illaalinta Guud ee Gobolka Hargeysa



Madaxweyne,waxaan ku xasuusinaynaa ballan qaadayaddii aad shacabka Somaliland u qaaday, in ay ka mid ahayd ," Inaan muwaadin Somaliland u dhashay ,aan xoriyadiisa laga qaadin karin,haddii fal danbiyeed lagu haystana , in sida ugu dhakhsaha badan Maxkamadda loo hor geeyo."

Madaxweyne ,waxaan si sharaf leh kaaga codsanaynyaa, in muwaadinkaasi caddaalad helo,oo xor iyadiisii sida ugu dhakhsaha badan , aad ugu soo celiso.




Madaxweyne aad baad u mahadsan tahay.






Muwaadiniinta codsiga diraya:


1. Eng.Mohamed Ali Muse
2. Eng.Adan Yusuf Alin
3. Eng.Abdikarim Mohamed Awale
4. Eng.Jibriil Ali Akli
5. Eng. Ciise Yaasiin Cawaale
6. Eng. Cabdisamed Nuux Cuteh
7. Eng. Cisman Xasan Caalin
8. Eng. Farxan Sheekh
9. Eng. Yusuf Sheekh
10. Dr. Mohamed Hassan Alin
11.Dr Maxamed Yusuf
12.Dr. Cisman Sheekh
13.Dr. Hussein Mohomed
14.Dr. Samsam Maxamed
15.Dr. Mahdi Jaamac
16.Dr. Isahaq mohamed Essa
17.Dr Mahdi Cali
18.Dr. Maxamed Cisman
19.Dr. Cabdirisaaq Cabdillahi
20.Dr Abdi Muhumed Bedde
21.Dr Xasan Maxamed
22.Dr Axmed Jaamac
23.Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)
24. Axmednassir Cali Muse
25.Cali Muse Cilmi
26.Maxamed Cumar Nuur
27.Hassan Mohamud
28.Abdirahman Ibrahim Bouh
29.Siciid Xaaji Cabdi
30.Cabdillahi Xaaji Cabdi
31.Rashiid Xaaji Cabdi
32.Abiib Aw Axmed
33.Maxamed Aw Axmed
34.Cabdixakim Cumar Nuur
35.Abdi Sh.Muhumed Younis
36.Mohamed Essa Nijar
37.Saleebaan Abdi Mohamed
38.Maxamuud Muse
39.Farhan Abdi Alin
40.Mohamed Aw jama Mumin
41.Mohamoud Bedda
42.Daauud Muse
43.Maxamuud Muse
44.Cabdi Muse
45.Jama Abdi Habane
46.Abdillahi Abdi Habane
47.Amran Ahmed Hussein Kooshin
48.Amina Aw Jaamac Mumin
49.Hassan Musa Ali
50.Saado Cabdi Kooshin
51.Guleed abdirahman Ibrahim
52.Abdi Omer Warsame
53.Eng.Cisman Muumin
54.Maxamed Adan
55.Mustafe Adan
56.Dr Maxamed Yusuf
57.Daauud Axmed
58.Fadhiya Ciise Obsiiyeh
59.Jaamac Cabdi
60.Cumar Cabdi
61.Mukhtar Cabdi
62.Ibrahim Cabdi
63.Axmed Adan
64.Yaasiin Muxumed
65.Axmed-Keyse Muxumed
66.Fatxiya Muxumed
67.Cali Cumar Xasan
68.Maxamed Yuusuf
69.Col. Cali Xasan Guray
70.Xaliimo Cabdi Obsiiye
71.Axmed Maxamed Yuusuf
72.Maxamed Cabdi Obsiye
73.Axmed Mohamoud Bookh
74.Ahmed Cabdilahi Xussen
75.Caasha Xaashi
76.Hodan Muhumed
77.Amed Dhiin Cawl
78.Yaasiin Cabdilahi
79. Eng. Suldaan
80.Maxamed Jamaaco
81.Ahmed Abdilahi Cali
82.Adan Daahir Barkhad
83.Siciid Buuni Xassan
84.Maxamed Askari
85.Basra Xaashi
86.Samsam Abdilahi
87. Maxamed Yuusuf Xaaji Cabdi
88. Faadumo Yuusuf Adan
89. Saamiya Iimaan Muhumed
90. Cabdiqani Maxamed Shabeel
91. Ahmed Barre Cali
92. Caasha Xasan Sheekh Muhumed
93. Xaawa Xassan Sheekh Muhumed
94. Abdi Aw Daahir
95.Dr. Nuux Xaaji Cabdi
96.Eng.Muxumed Xaaji Cabdi
97.Maxamed Macalin Cumar
98.Isaxaaq Maxamed Ciise Nijaar
99.Luula Cabdillahi Jaamac
100.Jawaahir Cabdillahi Jaamac
101.Xaliimo Cabdillahi Jaamac
102.Mako Caalin Cige
103.Rashiid Cabdillahi Caalin