Warsaxaafadeed

 

 

Imaatinka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Wafdigiisa
January 6, 2010
 

Waxa madaarka weyn ee Washington-Dulles Airport ka soo degaya  maali nta Jimcaha ee Taariikhdu tahay 8-da bishan Jan wafdi ka socda xisbiga  K ulmiye oo uu  hogaamina yo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed  Maxamed Maxamud ( Siilaanyo) iyo ma rwadisa marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde. Waxaa kale oo isna ka tirsan wafdiga gu doomiyaha, xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Kulmiye Dr Maxamed Cabdillahi Cumar oo isna habeenimada Khamiista ku soo beegan magaalada Washington.

Mudane Axmed Siilaanyo oo martiqaad rasmi ah ka helay dawlada Maraykanka ayaa  m udada uu joogo dalkan Markaynka kulamo kala duwan la yeelan doona wasaarada  arim aha dibada ee dawlada Maraykan, wakiilo ka tirsan aqalka koongreska, madaxda  hay'a daha samafalka, saaxiibada Maraykanka ah ee daneeya qaranimada Somaliland iyo  ja aliyadaha reer Somaliland ee ku daqan dalkan Maraykanka. Gudoomiyuhu mudada uu jooga dalkan Maraykanka waxaa uu booqan doona magaalada Washingon/Verginia ka sokow gobolada Minsoota ,Ohio iyo gobolada la dariska ah oo halkaa uu kula kulmi  doo no jaaliyadaha reer Somalind ee degan goboladaas.


 



Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye
Waqooyiga Maraykan
Wixii Faahfaahin ah Kala xidhiidh
mykulmiye@kulmiye.org


 

..............................................................................................................................................

 


For Immediate Release: Kulmiye Delegation will arrive Washington DC
January 6, 2010


Chairman Ahmed Mohamed Silanyo is leading a Kulmiye delegation that will arrive at  W ashington-Dulles International Airport on Friday morning January 8, 2010. The delegat ion includes Chairman Ahmed Silano, His wife Amina Mohamed, and Dr. Mohamed  Abdill ahi Omar, Foreign Secretary for Kulmiye.



Chairman Ahmed and the delegation have meetings US government scheduled with the State Department, members of the US Congress, Washington Think-thank  organizatio ns that support democracy in the Horn of Africa and are friends of Somaliland, and  So maliland Communities. The delegation will visit the Somaliland Communities in Ohio and Minnesota during the trip. The delegation will be in the US for two weeks.

 

 


Kulmiye - North American Executive Committee
mykulmiye@kulmiye.org