SHAHAADO SHARAFYADA  SANNADKA 2009 EE AY BIXINAYSO SHABAKADDA TIMACADE NEWS NETWORK TNN

 

Waxaanu aad uga mahad celinaynaa dhammaan shacbiga Somaliland ee gudaha iyo dibadaba nagala soo xid hiidhay,soona gudbiyey magaca muwaadinka  ama shirkadda  ay u soo magacaabeen inay  Shahaado Sharaf  ku mutaysteen waxqabadka iyo dadaalka ay muujiyeen sannadka 2009.

Waxaanu idiin soo gudbinaynaa magacyada iyo shirkadaha illaa hadda la soo magacaabay:

 

MAGACA  MUWAADINKA

MAGACA  SHIRKADDA

-Edna Aadan -Telesom
-Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur) -Horn Cable TV
-Professor Xuseen Bulxan -Daryeel Construction
-Maxamed Aw Siciid   (Maal Qabeen) -Daallo Airlines
-Eng Maxamed Cali Muse (Timacade News Network) -Dahab Shiil
-Bashiir Sh. Cumar Good -Oomaar International Company
-Ibraahim Xasan Gaagaale -Telecom
-Eng Faysal Cali Waraabe -Maansoor Hotel
-Muj Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) -Ambassador Hotel
-Maxamed Muuse Yuusuf (Maxamed Ictiraaf) -Edna Hospital
-Axmed Xasan Carwo  
-Cali Cumar Xasan
-Dr Maxamed Cabdillahi Cumar (Xog Arr Dibadda Kulmiye)
-Dr Axmed  Xuseen Ciise
-Cabdillahi Maxamed Ducaale (Wasiirka Arr Dibadda SL)

 

Ogeysiiska ooaanu n hore u shaacinay , halkan ayaad ka helaysaa:     

 

 

 

 


Maamulka Timacade News Network TNN

www.TimacadeNews.com
www.RadioTimacade.com
www.Timacade.com
www.Togwajaale.com
www.LongLiveSomaliland.com