Ogeysiis naadiga akhristayaasha berbera waxaa uu ogeysiinayaa Bulsho weynta Soma liland inuu badhiga naadiga ee bishan uu marti kuyahey Abwaan Maxamed Ibraahim wa rsame {Hadraawi},oo soo bandhigI doona maansadiisii ugu dambeysay ee KALA-GUR AN.


Goobta bandhiga :Hoolka ururka Yovenco ee magaalada berbera.


Sabtida Habeenka Axadu soo Galeyso.


22/10/2011 7:00 Fiidnimo.
 


Ka soo qayb gal wanaagsan.