Dhammaan asxaabta sharafta,qiimaha iyo qadarinta naga mudan,ee la soo xidhiidha Shabakaddan TNN, walaala yaal  naga guddooma salaan la isku  diro tan ugu qiimo badan, oo kal iyo laab ah.

 

Walaalayaal, Maamulka Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Network (TNN), wuxuu  idin ogeysiinayaa  in  dib u habayntii Exchange Server ka (Computerka kala dira fariimaha ), la soo gaba gabeeyey,si toosana aad fariimihiina noogu soo hagaajin kartaan:   webmaster@LongLiveSomaliland.com .

 

Mar labaad,  dhammaan akhyaarta sharafta leh leh , raali naga ahaada , ismana dhaafnno !.

 

Soo barya !!!!

 

 

 

Maamulka Timacade News Network (TNN)