Professor Xasan Sheekh oo ku guulaystay Madaxweynenimada Dalka Somaliya

 



Muqdisho,10 Sep ,2012 (TNN)-Baarlamaanka Dalka Soomaaliya ayaa maanta madaxw eye    u doortay Professor  Xasan Sheekh Maxamuud, ka dib markii ka guulaystay Ma daxweynihii hore ee DKMG ee Somaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
 

Professor Xasan Sheekh Axmed,waxaa uu helay 190 cod, halka Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ka helay 79 cod.Doorashadaas ayaa ku dhammaatay sidii loogu talo galay,la bada mudharaxna way isku hambleyeeyeen,isnna gacan qaadeen.



 



Timacade News Desk
Muqdisho,Somaliya