Waa dhacdo ku sahabsan dhibaatada Soomalida Giriiga iyo banaan bax maanta kadhacay

 

Athens (Grece)-Dhibaatada Heysta Soomaalida kunool wadanka gariiga oo rajo laga muujinayo in ay yaraato sanadaha soosocda. Qofwalboow wadankaa wax kuudhaama maleh .

Maanta oo tariiqdu tahay 04-11-2009 waxaa dalkaan kadhacay banana bax ay soomalidu isgu soobaxeen oo kusaabsanaa waxa dowlada wadankaani ugu  tala gashay soomalida qaxootiga ah iyo dadka kale ee ajbanabiga ah kasi oo jawi  nab ad ah kudhamaaday.

Waa side dhibaatda Soomalida ku heysata wadankaan gariiga? Waa arin Cajiib ah nolosha heysata soomaalida kusugan wadanka giriiga waxaan se dareemey in ay san jirin cid qalin ama muuqal si dhaba uga hadasha cabashada soomaalidaas oo runtii durbadii aan halkaan soogarayba idanqisay iguna qasabtay anoon laygu  ba ran inaan qalinka wax kufaafiyo ayey habeeno isoojeedisay sidii bal qeyb un aan ugu sheegi lahaa soomaalida kale ee aan warka kaheynin dhibaatada soomalida kuheysata wadankaan oo kamida qaarada yurub ee lagu soo qul qulo.

Waxaan qormadeeydaan ku soo bandhigo doonaa sawiro qaarkood laqaaday  int aanan wadankaan imaan kuwaasi oo qofkii arkaa uu dareemayo sidaan meel  kas ta ugu dayacanahay . Dalkaan gariiga waxaa jooga soomali badan oo isgu jira dad socoto ah oo safar uxir xiran iyo kuwo nagi ah oo meesha iska dagan kuwaasi oo dhibaatda wadanka soomalida ku haysata ay uwada siman yhiin. Ciidamada  boolii ska ee wadanka giriiga ayaa qabqabta soomalida marka ay sameeyaan isku  soob ax ay dhibaatadooda kaga cabanayaan wayna qaar badan u taxaabaan xabsiya da .

Xiliyada qaar waxaa dhacda in askartu xit xit to waliba six un ujeebayso  dhaliny arada soomalida ah kadibna xabsi ay u taxaabaan iagoo raxan raxan ah. Dowlada Gariiga masuuliyiinteeda ayaa intabadan kahadla in si dhibaatada soomalida  hay sata ay u dhamaato ay tahay in soomalidu qaataan warqadaha aqoonsiga  dalku jooga ama ay iskadiiwaan galiyaan xeryaha xaqootiga arintaasi oo soomalida  into oda badni aysan kuqanacsanayn sabatuna ay tahay soomalida waliba  dhalinyar ada oo raba in dalkaasi ay uga sii gudbaan wadamada dariska la ah si ataasi ugu fududaatana ay kacararaan in wadanka gariigu faraha kasumado taasoo bri keeni karta indalkaan lagusooceliyo,arinta kale oo ay kudiidayaan ayaa ah in soomalidu sidoodaba aysan jeclayn in ay xerooyimka iskadiiwaan galiyaan taasna ay  ka jec elyihiin in dalka ay iska joogaan askartan ka dhuuntaan sida ka dhacda wadamo badan oo soomaalidu qaxooti kutahay.

Banaan baxyada soomalidu wadankaan kadhigto ayaa ah kuwo intabadan dhaca in kastoo aysan waxba soo kordhin jirin balse dhawaan ayaa waxaa dowlada  ga riigu ay shaaca ka qaaday in ay wax badan doonto dhibaatada shacabka  sooma aliyeed ku haysata dalka Giriiga ka dib codsiyo ay soomaalida jeediyeen. Wasiirka Arimaha Dibada Wadanka Giriiga ayaa kulan la yeeshay Jaaliyada Soomaaliyeed Eek u nool wadankaasi ka dib markii todobaadkii la soo dhaafay xabsiyada la  dhig ays oomaalidii ugu badnayd. Shalay ayeey ahayd markii Masuulka udhaq  dhaqa aqa Jaaliyada somaliyeed ee dalka Greece Mudane Ilyas Ali booqasha kormeer ah kumarey qaar kamida xabsiyada megaalada Athens kuwaasoo kala ah Elidabon, Kiria,iyo xabsiga Airportka sida dad kudhaw dhaw ay iisheegeen tasi oo ah arin lagu farxikaro hadii lagu guuleysto in xabsiayda laga siidaayo boqolaalka  dhalin yarada ah ee waalidiintoodu la’dahay ee xabsiyada kuraagay.

Shaqsiyaadka soomalida ah ee kusugan wadankaasi islamarkaana  u  dhaq  dhaqa aqa soomalida ayaa kahadla banana baxayada ay wada dhigan soomalida iyo  da dka kale ee ajnabiga ah ee iyana lawadaga dhibaatooyinka. Hadalka dhawaan  ka soo yeeray masuuliyiinta wadanka gariiga ee ah in xal loohelo dhiabaatada  soom alidu kacabanayso ayaa ififaale unoqonkara in soomalida wadankaasi ay helaan xuquuqdooda si looyareeyo dhiaabatdaasi oo ah mid joogto ah. Somalida ayaa qaarkood iisheegay in arintaasi ay kufaraxsanyihiin halka qaarkalana ay ii  sheeg een in aysan rabin wadankaan in daganaansho ay kuheelaan oo atas ay  ka  jece lyihiin in wadankale ay uga sii gudbaan.

 



W/Q Safiya Isaaq Canshuur
mailto:Saafi43@hotmail.com
Athens Greece
 


Submitted by:Mohamed aden
                     suxufi9@gmail.com