QURAAN AKHRI,DUCO IYO XUS LOO QABAN DOONO MARXUUM MOHAMED HAJI IBRAHIM EGAL, BRIMINGHAM(UK)

 


Prime Minister Mohamed Haji Ibrahim Egal and First Lady
Edna Adan at the Johnson White House

 


BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM,

Ka dib xiidhiidh joogto ahaa mudo oo ay lahaayeen JAHLIYADDA SOMALILAND MIDLELANDS UK,waxa ay u saaren gudi qabanqaabo,oo fulisa hawsha Quraan Akhriga.
Duco iyo Xusba,taas oo ku beegan 8(sideed)guuradii ALLE
haw naxariistee geridi Marxuum:-Mohamed Haji Ibrahim Egal

Waxa ay gudidaasu go'aansadeen,in xuskaas iyo ducadaas lagu qabto magaalo madaxda labaan ee (UK) BIRMINGHAM.


HILLTOP HOTEL (EX-HILAAC).
508-510 MOSELEY ROAD
B12 9AH
B I R M I N G H A M


DATE:- AXAD 02-05-2010
TIME:- 16.00 PM (AFARTA PM)


Gudida qaban gaabadu waxa ay bulsha weynta somaliland ee sharafta mudan gaar ahaan inta ku nool Midlelands iyo hareeraheeda ka codsanayaan in ay ka soo qayb galaan xuskaas iyo ducadaas  Marxuu mkeenii qaaliga ahaa,waxanay ILAHAY uga baryeen marxuumka in uu Naxariistii Firdowsa ku abaal  ma riyo,godkana u nuuro isaga iyo wixi muslimin ah ba.


GUDIDA QABAN QAABADA.

Eng: Hussein Aden Egeh(Hussein Deyr).
Eng: Ahmed Haji Ali Caynabo.
Oday.Khaliif Mohamed Warsame(Khalif Xiinwaal)
Oday,Faisal Yussuf Macalin.
Oday,Shaib Mohamed Gurux.
oday,Ahmed Mire.
 

 

 

 

 

By. Shaib Gurux