R A M A D A A N K A R I I M
Dhammaan maamulka iyo hawl wadeenada Bahda Timacade News Network (TNN),waxaan muna asabadda curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, hambalyo iyo duco u diraynaa dhamma an shacabka Somaliland meel walbba oo ay joogaanaba iyo guud ahaan shacabka muslmiinta ah ee caalamka. Waxaan Allaha weyn ka baryeynaa in uu barakada iyo kheyraadka faraha badan ee ku jira bis han Ramadaaan, Eebe inna siiyo, soonkeenna iyo ducadeenana aqballo, Aamiin Aamiin Aam iin
Maamulka Timacade News Network TNN
|