RAMADAAN  KARIIM

 


Dhammaan shacbiga Somaliland,meel walbba oo aad joog taanba,waxaan idin leeyahay, walaalayaal Ramdaan Kariim.Waxaan ilaahay weydiisanayaa  inuu inoo fidiyo nimcooyinkiisa faraha badan ee ku jira bisha Ramadaan.


Waxaa kale oon ilaahay inooga baryayaa , in uu dalkeenna ka yeelo kii  bash bash , barwaaqo , nabad iyo caano ku nagaada......Aamiin Aaamiin
 

 

 

Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)
Birmingham  Uk